NewPipe-app-android/app/src/main/res/values-so/strings.xml

658 lines
50 KiB
XML

<?xml version="1.0" encoding="utf-8"?>
<resources>
<string name="use_inexact_seek_title">Dhaafinta dagdaga ah</string>
<string name="popup_remember_size_pos_summary">Xusuusnow meeshii iyo cabirkii udambeeyay ee daaqada</string>
<string name="popup_remember_size_pos_title">Xusuusnow fadhiga daaqada</string>
<string name="dark_theme_title">Madow</string>
<string name="theme_title">Nashqada</string>
<string name="default_video_format_title">Nooca muuqaalka</string>
<string name="default_audio_format_title">Nooca dhagaysiga</string>
<string name="notification_colorize_summary">Android-ka hakuu badalo midabka ogaysiiska galka waxa daaran asagoo kusalaynaya midabka galka shayga daaran (aaladahoo dhan looma wada heli karo nidaamkan)</string>
<string name="notification_colorize_title">Midabbee ogaysiiska</string>
<string name="notification_action_buffering">Soo Kicinaya</string>
<string name="notification_action_shuffle">isku qas</string>
<string name="notification_action_repeat">Ku celi</string>
<string name="notification_actions_at_most_three">Ugu badnaan waxad dooran kartaa sadex shay iney ka muuqdaan ogaysiiska yar!</string>
<string name="notification_actions_summary">Wax ka badal hawsha ogaysiiska hoose (mid walba) adigoo dushiisa ku dhufanaya. Dooro ilaa sadex kamida si ay uga muuqdaan ogaysiiska yar adigoo taabanaya santuuqa dhanka midigta ku yaala.</string>
<string name="notification_action_4_title">Batoonka hawsha shanaad</string>
<string name="notification_action_3_title">Batoonka hawsha afraad</string>
<string name="notification_action_2_title">Batoonka hawsha sadexaad</string>
<string name="notification_action_1_title">Batoonka hawsha labaad</string>
<string name="notification_action_0_title">Batoonka hawsha koowaad</string>
<string name="notification_scale_to_square_image_summary">La ekaysii galka muuqaalka xaga ogaysiisyada ka muuqda cabirka 1:1 ayadoo laga soo badalayo 16:9 (wuxuu keeni karaa shucaac)</string>
<string name="notification_scale_to_square_image_title">Galka la ekaysii cabirka 1:1</string>
<string name="show_play_with_kodi_summary">Soo bandhig istikhyaar ah in muuqaalka lagu furo xarunta madadaalada Kodi</string>
<string name="show_play_with_kodi_title">Soo dhig istikhyaarka \"Kufur Kodi\"</string>
<string name="kore_not_found">Kushub app-ka maqan ee Kore\?</string>
<string name="play_with_kodi_title">Kufur Kodi</string>
<string name="show_higher_resolutions_summary">Aaladaha qaar kaliya ayaa furi kara muuqaalada 2K/4K ga ah</string>
<string name="show_higher_resolutions_title">Tus tayooyinka muuqaalada ee kasii sareeya</string>
<string name="default_popup_resolution_title">Tayada muuqaalka daaqada</string>
<string name="default_resolution_title">Tayada muuqaalka</string>
<string name="autoplay_by_calling_app_summary">Wuxuu daaraa muuqaal marka NewPipe laga soo furo app kale</string>
<string name="download_choose_new_path">Badal meelaha waxa lasoo dajiyo galaan si uu u hirgalo waxaad badashay</string>
<string name="download_path_audio_dialog_title">Dooro meesha dhagaysiga lasoo dajiyo galaan</string>
<string name="download_path_dialog_title">Dooro meesha muuqaalada lasoo dajiyo galaan</string>
<string name="download_path_audio_summary">Dhagaysiyada lasoo dajiyay halkan ayaa lagu kaydiyaa</string>
<string name="download_path_summary">Muuqaalada lasoo dajiyo halkan ayaa lagu kaydiyaa</string>
<string name="download_path_audio_title">Meesha dhagaysiga lasoo dajiyo galaan</string>
<string name="download_path_title">Meesha muuqaalada lasoo dajiyo galaan</string>
<string name="controls_add_to_playlist_title">Ku Dar</string>
<string name="controls_popup_title">Daaqad</string>
<string name="controls_background_title">Xaga Dambe</string>
<string name="tab_choose">Dooro Daaqada</string>
<string name="tab_new">Daaqad Cusub</string>
<string name="tab_bookmarks">La Calaamadsaday</string>
<string name="tab_subscriptions">Rukunka</string>
<string name="tab_main">Guud</string>
<string name="show_info">Tus faahfaahinta</string>
<string name="subscription_update_failed">Lama cusbooneysiin karo rukunka</string>
<string name="subscription_change_failed">Lama badali karo rukunka</string>
<string name="channel_unsubscribed">Kanaalka waad iskajoojisay</string>
<string name="unsubscribe">Iskajooji Rukunka</string>
<string name="subscribed_button_title">Rukuntay</string>
<string name="subscribe_button_title">Rukumo</string>
<string name="popup_mode_share_menu_title">Qaabka Daaqada</string>
<string name="use_external_audio_player_title">Isticmaal dhagaysi daare dibada ah</string>
<string name="use_external_video_player_summary">Codka ayuu ka saaraa tayada muuqaalada qaar</string>
<string name="use_external_video_player_title">Isticmaal muuqaal daare dibada ah</string>
<string name="choose_browser">Dooro Browser-ka</string>
<string name="share_dialog_title">La Wadaag</string>
<string name="search_showing_result_for">Kutusaya natiijooyinka: %s</string>
<string name="did_you_mean">Ma waxaad ka waday \"%1$s\"\?</string>
<string name="settings">Fadhiga</string>
<string name="controls_download_desc">Daji midka socda</string>
<string name="share">La Wadaag</string>
<string name="open_in_popup_mode">Kufur qaabka daaqada</string>
<string name="open_in_browser">Kufur browser-ka</string>
<string name="cancel">Ka noqo</string>
<string name="install">Ku shub</string>
<string name="no_player_found_toast">Wax fura lama helin shaygan. (waxaad Ku shuban kartaa VLC si aad u furto).</string>
<string name="view_count_text">%1$s ayaa la furay</string>
<string name="no_player_found">Wax fura lama helin shaygan. Ku shubo VLC\?</string>
<string name="upload_date_text">Lasoo galiyay: %1$s</string>
<string name="main_bg_subtitle">Ku dhufo \"Raadi\" si aad u bilawdo
\n</string>
<string name="overwrite_unrelated_warning">Shay magacan leh ayaa horay ujiray</string>
<string name="overwrite">Ku badal</string>
<string name="generate_unique_name">Usamee magac gaar ah</string>
<string name="download_finished_more">%s dajin ayaa dhamaystirantay</string>
<string name="download_finished">Dajintii way dhamaystirantay</string>
<string name="download_failed">Dajintii ma guulaysan</string>
<string name="permission_denied">Hawshan waxaa diiday aalada</string>
<string name="recovering">Kasoo kabanaya</string>
<string name="queued">la horay</string>
<string name="paused">la qabtay</string>
<string name="missions_header_pending">Socda</string>
<string name="missions_header_finished">Dhamaystirmay</string>
<string name="app_update_notification_content_text">Ku dhufo si aad u dajiso</string>
<string name="app_update_notification_content_title">Nooc cusub oo NewPipe ah ayaa diyaar ah!</string>
<string name="switch_view">Baddal Qaabka</string>
<string name="list_view_mode">Qaabka soo bandhiga</string>
<string name="never">Marna</string>
<string name="wifi_only">WiFi-ga kaliya</string>
<string name="minimize_on_exit_title">Yaree marka app kale loo gudbo</string>
<string name="updates_setting_title">Cusboonaysiinta</string>
<string name="limit_data_usage_none_description">Ha xadidin</string>
<string name="playback_reset">Sidii hore ku celi</string>
<string name="skip_silence_checkbox">Horay u dhaafi meelaha aamusan</string>
<string name="playback_speed_control">Maamulista Xawaaraha</string>
<string name="import_soundcloud_instructions_hint">ID-gaaga, soundcloud.com/yourid</string>
<string name="subscriptions_export_unsuccessful">Rukunka lama gudbin karo</string>
<string name="subscriptions_import_unsuccessful">Lama soo galin karo rukunka</string>
<string name="previous_export">Gudbintii Hore</string>
<string name="import_file_title">Soo gali fayl</string>
<string name="export_ongoing">Gudbinaya…</string>
<string name="import_ongoing">Soo galinaya…</string>
<string name="export_to">U gudbi</string>
<string name="import_from">Kasoo Gali</string>
<string name="import_title">Soogali</string>
<string name="import_export_title">Soo gali/Dibada ugudbi</string>
<string name="show_original_time_ago_summary">Qoraaladii asal ahaan adeegyada la socday way ka muuqan doonaan waxyaabaha aad furanayso</string>
<string name="show_original_time_ago_title">Soo bandhig wakhtigii asalka ahaa ee kasoo wareegay (shayga)</string>
<string name="enable_disposed_exceptions_summary">Ku khasab warinta ka reebitaanada aan la fulin karin ee \'Rx\' ka ee dibada qayb ama wakhtiga hawsha kadib marka la iska dhaafo</string>
<string name="enable_disposed_exceptions_title">Wari khaladaadka wakhtigoodu dhacay</string>
<string name="show_memory_leaks">Tus ciladaha kaydka</string>
<string name="enable_leak_canary_summary">Dabagalka cillada kaydka waxay sababi kartaa inuu app-ku istaago marka \'heap dump\' la samaynayo</string>
<string name="caption_setting_description">Wax kabadal cabirka xarfaha qoraal-hooseedka iyo midabkooda xaga dambe. App-ka waa in dib loo soo bilaabaa si ay u hirgasho.</string>
<string name="resize_zoom">Soo dhawee</string>
<string name="resize_fill">Ku buuxi</string>
<string name="caption_none">Ma jiro Qoraal-hooseed</string>
<string name="playlist_no_uploader">isa-sameeyay (soosaare lama helin)</string>
<string name="playlist_delete_failure">Xulka lama saari karo.</string>
<string name="playlist_thumbnail_change_success">Galkii xulka waa la badalay.</string>
<string name="playlist_add_stream_success">La xulay</string>
<string name="playlist_creation_success">Xulka waa la sameeyay</string>
<string name="delete_playlist_prompt">Saar xulkan\?</string>
<string name="unbookmark_playlist">Ka saar calaamadsashada</string>
<string name="bookmark_playlist">Calaamadso Xulka</string>
<string name="set_as_playlist_thumbnail">Ku Fadhiisi Galka Xulka</string>
<string name="unmute">Ka hadalsii</string>
<string name="append_playlist">Ku dar xul</string>
<string name="rename_playlist">Magaca kabadal</string>
<string name="delete_playlist">Saar</string>
<string name="create_playlist">Xul Cusub</string>
<string name="preferred_player_fetcher_notification_message">Sookicinaya shayga la codsaday</string>
<string name="preferred_player_fetcher_notification_title">Helaya xogta…</string>
<string name="always_ask_open_action">Waydii marwalba</string>
<string name="background_player">Gadaal ku daare</string>
<string name="video_player">Muuqaal daareha</string>
<string name="preferred_open_action_settings_summary">Hawsha la doorbiday marka shay la furayo — %s</string>
<string name="preferred_open_action_settings_title">Hawsha \'fur\' loo doorbiday</string>
<string name="drawer_header_action_paceholder_text">Wax baa halkan kasoo muuqan doona goordhow ;D</string>
<string name="drawer_close">Xidh Khaanada</string>
<string name="drawer_open">Fur Khaanada</string>
<string name="start_here_on_popup">Xaga daaqada ku daar</string>
<string name="start_here_on_main">Ka bilow daarista halkan</string>
<string name="start_here_on_background">Xaga dambe ku daar</string>
<string name="enqueued">La horay</string>
<string name="hold_to_append">Xaji si loo horo</string>
<string name="play_queue_audio_settings">Fadhiga Dhagaysiga</string>
<string name="play_queue_stream_detail">Faahfaahin</string>
<string name="play_queue_remove">Ka saar</string>
<string name="title_activity_play_queue">Daar hormada</string>
<string name="most_liked">inta loogu jecelyahay</string>
<string name="recently_added">Dhawaan Lasoo Galiyay</string>
<string name="trending">Shiddan</string>
<string name="new_and_hot">Cusub oo Shiddan</string>
<string name="top_50">50ka Sare</string>
<string name="kiosk">Bandhig</string>
<string name="localization_changes_requires_app_restart">Luuqadu waxay isbadali doontaa marka app-ka dib loo soo kiciyo.</string>
<string name="error_unable_to_load_comments">Faalooyinka lama soo dhigi karo</string>
<string name="import_settings">Inaad sidoo kale fadhiga soo galiso ma rabtaa\?</string>
<string name="override_current_data">Tani waxay badali fadhiga siduu kuu yahay hadda.</string>
<string name="could_not_import_all_files">Digniin: Lama soowada galin karo faylashoo dhan.</string>
<string name="no_valid_zip_file">Shay ZIP ah oo sax ah majiro</string>
<string name="import_complete_toast">Lasoo Galiyay</string>
<string name="export_complete_toast">La Gudbiyay</string>
<string name="select_a_kiosk">Dooro Bandhig</string>
<string name="no_playlist_bookmarked_yet">Wax xul ah wali lama calaamadsanin</string>
<string name="select_a_playlist">Dooro xul</string>
<string name="no_channel_subscribed_yet">Wax kanaal ah wali lama rukuman</string>
<string name="select_a_channel">Dooro kanaal</string>
<string name="channel_page_summary">Boga Kanaalka</string>
<string name="feed_page_summary">Boga Bandhiga</string>
<string name="subscription_page_summary">Boga Rukunka</string>
<string name="default_kiosk_page_summary">Bandhiga siduu ahaa</string>
<string name="kiosk_page_summary">Boga Bandhiga</string>
<string name="blank_page_summary">Bog Madhan</string>
<string name="main_page_content_summary">Daaqadaha la soobandhigo boga guud</string>
<string name="main_page_content">Boga guud waxa ka muuqda</string>
<string name="title_most_played">Badanaa La Daawado</string>
<string name="title_last_played">U Dambeeyay ee La Daawaday</string>
<string name="delete_all_history_prompt">Ma hubtaa inaad ka saari rabto wax walba kaydka wixii hore\?</string>
<string name="delete_stream_history_prompt">Ma rabtaa inaad ka saarto shaygan kaydka wixii la daawaday\?</string>
<string name="delete_item_search_history">Ma rabtaa inaad ka saarto shaygan kaydka wixii la raadiyay\?</string>
<string name="item_deleted">Shayga waa la saaray</string>
<string name="history_cleared">Kaydka wixii hore waa la nadiifiyay</string>
<string name="history_empty">Kaydka wixii hore wuu madhan yahay</string>
<string name="action_history">Wixii Hore</string>
<string name="history_disabled">Kaydinta wixii hore way xidhantahay</string>
<string name="title_history_view">La Daawaday</string>
<string name="title_history_search">La Raadiyay</string>
<string name="read_full_license">Akhri laysinka</string>
<string name="app_license">NewPipe waa barnaamij bilaash ah oon lahayn xuquuqda daabacaada: Waad isticmaali kartaa, waad wadaagi kartaa waadna hormarin kartaa hadaad rabto. Gaar ahaan waad sii daabici kartaa ama wax baad ka badali kartaa ayadoo la raacayo shuruudaha sharciga guud ee GNU sida ay soosaareen Ururka Barnaamijyada Bilaashka ah, soosaarista 3aad ee laysinka, ama (hadaad doonto) nooc walba oo kasii dambeeyay laysinkii 3aad.</string>
<string name="privacy_policy_title">Siyaasada Sir-Dhawrka NewPipe</string>
<string name="app_license_title">Laysanka NewPipe</string>
<string name="read_privacy_policy">Akhri siyaasada sir-dhawrka</string>
<string name="privacy_policy_encouragement">Mashruuca NewPipe sir dhawrkaaga aad ayuu u daneeyaa. Sidaas darteed, App-ku wax xogtaada ah ma uruuriyo fasax la\'aan.
\nSiyaasada sir-dhawrka NewPipe ayaa si faahfaahsan u sharaxda wixii xog ah ee la diro lana kaydiyo markaad cilad farsamo wariso.</string>
<string name="website_encouragement">Booqo website-ka NewPipe si aad xog intaas dheer iyo warar uhesho.</string>
<string name="website_title">Website-ka</string>
<string name="give_back">U fidi caawin</string>
<string name="donation_encouragement">NewPipe waxaa sameeyay dad iskood isku xilqaamay oo wakhtiga ay xorta yihiin qayb kamid ah ku kharash gareeya inay kuu keenaan wax markaad isticmaalayso aad ku qanacdo. U fidi taageero sameeyaasha appka si ay NewPipe xataa sidan oga sii fiicneeyaan.</string>
<string name="donation_title">Ugu Deeq</string>
<string name="view_on_github">Xaga GitHub fur</string>
<string name="contribution_encouragement">Hadaad hayso fikrado; rogid, qaab badal, nadiifin koodh, ama koodhka ood si wayn wax oga badashaa—caawinta marwalba waa lasoo dhawaynayaa. Waxbadan hadii la qabto waxbadan ayaa fiicnaan!</string>
<string name="contribution_title">Kusoo Kordhin</string>
<string name="app_description">App bilaash ah oo fudud looguna talagalay in aaladaha nidaamka Android-ka ku shaqeeya wax loogu daawado.</string>
<string name="tab_licenses">Laysinada</string>
<string name="tab_contributors">Dadka wax kusoo kordhiyay NewPipe</string>
<string name="tab_about">Ku saabsan NewPipe</string>
<string name="action_open_website">Fur website-ka</string>
<string name="error_unable_to_load_license">Laysanka lama soo kicin karo</string>
<string name="copyright">© %1$s sameeyay %2$s ayagoo raacaya %3$s</string>
<string name="title_licenses">Laysinada gacanta sadexaad</string>
<string name="action_about">Xog</string>
<string name="action_settings">Fadhiga</string>
<string name="title_activity_about">Ku saabsan NewPipe</string>
<string name="toast_no_player">Shaygan app fura kuuguma jiro</string>
<string name="charset_most_special_characters">Xarfaha gaarka ah kuwa ugu badan</string>
<string name="charset_letters_and_digits">Xarfaha iyo godadka</string>
<string name="settings_file_replacement_character_title">Xarafka lagu badalayo</string>
<string name="settings_file_replacement_character_summary">Xarfaha aan la taageerin waxaa lagu badali midkan</string>
<string name="settings_file_charset_title">Xarafyada magaca shayga loo ogol yahay</string>
<string name="settings_category_downloads_title">Soodajinta</string>
<string name="recaptcha_done_button">Dhameeyay</string>
<string name="recaptcha_request_toast">Tijaabada reCAPTCHA ayaa la codsaday</string>
<string name="subtitle_activity_recaptcha">Taabo \"Dhameeyay\" markaad xaliso</string>
<string name="title_activity_recaptcha">Tijaabada reCAPTCHA</string>
<string name="one_item_deleted">1 shay ayaa la saaray.</string>
<string name="msg_popup_permission">Ogolaanshahan ayaa loo baahan yahay si
\nloogu furo qaabka daaqada</string>
<string name="no_available_dir">Fadlan meesha wax lagu dajin doono hadhawto xaga fadhiga kasoo dooro</string>
<string name="msg_copied">Dhakada ayaa lagu qabtay</string>
<string name="msg_wait">Fadlan sug…</string>
<string name="msg_calculating_hash">Xisaabinaya badalka</string>
<string name="msg_running_detail">Faahfahinta kusii dhufo</string>
<string name="msg_running">NewPipe wuu dajinayaa</string>
<string name="msg_url_malform">Tixraac khaldan ama khad baan jirin</string>
<string name="msg_exists">Shaygan horay ayuu ujiray</string>
<string name="msg_server_unsupported">Martigaliye aan la taageerin</string>
<string name="msg_error">Khalad</string>
<string name="msg_threads">Qaybaha</string>
<string name="msg_name">Magaca shayga</string>
<string name="finish">Hagaag</string>
<string name="add">Hawl cusub</string>
<string name="rename">Magaca kabadal</string>
<string name="dismiss">Iska dhaaf</string>
<string name="checksum">Xaqiijiyaha</string>
<string name="delete_all">Wada Saar</string>
<string name="delete_one">Hal Xabo Saar</string>
<string name="delete">Tirtir</string>
<string name="create">Samee</string>
<string name="view">Daar</string>
<string name="pause">Qabo</string>
<string name="start">Bilow</string>
<string name="no_comments">faalooyin ma jiraan</string>
<plurals name="videos">
<item quantity="one">%s muuqaal</item>
<item quantity="other">%s muuqaal</item>
</plurals>
<string name="infinite_videos">muuqaalo ∞</string>
<string name="more_than_100_videos">100+ muuqaal</string>
<string name="no_videos">muuqaalo ma jiraan</string>
<plurals name="listening">
<item quantity="one">%s dhagayste</item>
<item quantity="other">%s dhagaystayaal</item>
</plurals>
<string name="no_one_listening">Cidna ma dhagaysanayso</string>
<plurals name="watching">
<item quantity="one">%s ayaa daawanaya</item>
<item quantity="other">%s ayaa daawanaysa</item>
</plurals>
<string name="no_one_watching">Cidna ma daawanayso</string>
<plurals name="views">
<item quantity="one">%s ayaa la furay</item>
<item quantity="other">%s ayaa la furay</item>
</plurals>
<string name="no_views">Lama furin</string>
<string name="subscribers_count_not_available">inta rukumatay lama heli karo</string>
<plurals name="subscribers">
<item quantity="one">%s ayaa rukuntay</item>
<item quantity="other">%s ayaa rukumatay</item>
</plurals>
<string name="no_subscribers">Dad rukuntay ma jiraan</string>
<string name="drawer_header_description">Furo adeega, hada waxaa dooran:</string>
<string name="short_billion">B</string>
<string name="short_thousand">K</string>
<string name="short_million">M</string>
<string name="storage_permission_denied">U ogolow app-ka kaydka aaalada marka hore</string>
<string name="retry">Markale isku day</string>
<string name="audio">Dhagaysi</string>
<string name="video">Muuqaal</string>
<string name="info_dir_created">Waa la sameeyay galka soodajinta ee \'%1$s\'</string>
<string name="err_dir_create">Lama samayn karo galka soodajinta ee \'%1$s\'</string>
<string name="detail_drag_description">Farta ku jiid si aad ukala hormariso</string>
<string name="empty_subscription_feed_subtitle">meel madhan</string>
<string name="search_no_results">natiijo lama helin</string>
<string name="user_report">Warka isticmaaleha</string>
<string name="report_error">Soowari khalad</string>
<string name="use_tor_summary">(Tijaabo ayuu kujiraa wali) Ku khasab in soodajinta la dhexmariyo Tor si aad sirtaada u ilaashato (Nidaamkan muuqaalada tooska ah looma heli karo hadda).</string>
<string name="detail_dislikes_img_view_description">intaan ka helin</string>
<string name="use_tor_title">Isticmaal Tor</string>
<string name="detail_likes_img_view_description">inta ka heshay</string>
<string name="detail_uploader_thumbnail_view_description">Sawirka u saaran soosaareha</string>
<string name="detail_thumbnail_view_description">Daar muuqaalka, intuu socdo:</string>
<string name="info_labels">Shayga:\\nCodsiga:\\nLuuqada Shayga:\\nWadanka Shayga:\\nLuuqada App-ka:\\nAdeega:\\nWakhtiga oo GMT ah:\\nXidhmada:\\nTirsiga App-ka:\\nTirsiga Nooca Barnaamijka:</string>
<string name="list_thumbnail_view_description">Galka muuqaal tusaha</string>
<string name="error_details_headline">Faahfaahin:</string>
<string name="your_comment">Faaladaada (oo Ingiriis ah):</string>
<string name="what_happened_headline">Waxa dhacay:</string>
<string name="what_device_headline">Xogta:</string>
<string name="error_snackbar_action">Wari</string>
<string name="error_snackbar_message">Waan ka xunahay, waxbaa khaldamay.</string>
<string name="error_report_open_github_notice">Fadlan hubi in arin ciladdan ka hadlaya horay loo wariyay. Marka wax horay u jiray la wariyo markale, wakhti ayaad naga qaadaysaa wakhtigaas oo aan cilada ku sixi la hayn.</string>
<string name="error_report_open_issue_button_text">Ku wari xaga GitHub-ka</string>
<string name="copy_for_github">Koobiyee warka oo diyaarsan</string>
<string name="error_report_button_text">Khaladkan email ahaan ku warceli</string>
<string name="sorry_string">Waan ka xunahay, sidaa inay dhacdo ma ahayn.</string>
<string name="permission_display_over_apps">U ogolow app-ka inuu dul fuulo applicationada kale</string>
<string name="restore_defaults_confirmation">Ma rabtaa inaad sidii hore ku celiso\?</string>
<string name="restore_defaults">Dib ugu celi sidii hore</string>
<string name="saved_tabs_invalid_json">Lama akhrin karo daaqadihii la kaydiyay, ...isticmaalaya kuwii app-ku kusoo baxay</string>
<string name="no_streams_available_download">Wax la dajiyo lama heli karo</string>
<string name="error_occurred_detail">Khalad ayaa ka dhacay: %1$s</string>
<string name="file_name_empty_error">Magaca shayga ma madhnaan karo</string>
<string name="invalid_file">Shaygani ma jiro ama ogolaansho looma haysto in wax laga badalo ama la furo</string>
<string name="invalid_source">Shaygan/tixraaca shayga lama heli karo</string>
<string name="invalid_directory">Galkan ma jiro</string>
<string name="missing_file">Shaygan waa la guuriyay ama waa la tirtiray</string>
<string name="audio_streams_empty">Wax la dhagaysto lama helin</string>
<string name="video_streams_empty">Muuqaalo la daawado lama helin</string>
<string name="invalid_url_toast">Tixraac khaldan</string>
<string name="external_player_unsupported_link_type">Daareyaasha dibada ah linkiyda noocan ah ma furaan</string>
<string name="player_recoverable_failure">Kasoo kabanaya khaladkii xaga daareha kadhacay</string>
<string name="player_unrecoverable_failure">Khalad xaga daareha ah oon la sixi karin ayaa dhacay</string>
<string name="player_stream_failure">Shaygan lama daari karo</string>
<string name="app_ui_crash">App-ka/UI-ga ayaa khalkhalay</string>
<string name="could_not_load_image">Sawirka lama soo kicin karo</string>
<string name="could_not_get_stream">Wax la daawado lama heli karo</string>
<string name="live_streams_not_supported">Muuqaalada tooska ah wali lama taageerin</string>
<string name="could_not_setup_download_menu">Lama soo kicin karo meeshii soodajinta</string>
<string name="content_not_available">Shaygan lama heli karo</string>
<string name="light_parsing_error">Website-ka si buuxda looma furi karo</string>
<string name="parsing_error">Lama furi karo website-ka</string>
<string name="youtube_signature_deobfuscation_error">Lama badali karo sixiixa tixraaca muuqaalka</string>
<string name="could_not_load_thumbnails">Lama soo wada kicin karo galalkoo dhan</string>
<string name="network_error">khalad xaga khadka ah</string>
<string name="download_to_sdcard_error_message">Ku dajinta kaydka dibadda (mimoriga) suurtogal ma aha. Dib u fadhiisi meesha wax lagu dajiyo\?</string>
<string name="download_to_sdcard_error_title">Kaydka dibadda lama heli karo</string>
<string name="general_error">Khalad!!</string>
<string name="help">Caawin</string>
<string name="search_history_deleted">Wixii la raadiyay waa la tirtiray.</string>
<string name="delete_search_history_alert">Tirtir dhamaan wixii la raadiyay\?</string>
<string name="clear_search_history_summary">Wuxuu tirtiraa kaydka wixii lagu qoray xaga raadinta</string>
<string name="watch_history_states_deleted">Meelihii ay marayeen waa la tirtiray.</string>
<string name="clear_search_history_title">Tirtir wixii la raadiyay</string>
<string name="delete_playback_states_alert">Tirtir dhamaan meelaha ay kuu marayeen\?</string>
<string name="clear_playback_states_summary">Wuxuu tirtiraa meelihii ay kuu marayeen waxyaabaha aad furtay oo dhan</string>
<string name="clear_playback_states_title">Tirtir meelaha ay kuu marayaan waxa la daaray</string>
<string name="file">Fayl</string>
<string name="popup_resizing_indicator_title">Dib-ucabiraya</string>
<string name="clear">Nadiifi</string>
<string name="artists">Fanaan</string>
<string name="albums">Albumo</string>
<string name="songs">Heeso</string>
<string name="tracks">Muusik</string>
<string name="playlists">Xul</string>
<string name="playlist">Xul</string>
<string name="channels">Kanaalo</string>
<string name="channel">Kanaal</string>
<string name="downloads_title">Soodajinta</string>
<string name="downloads">Soodajinta</string>
<string name="duration_live">Toos</string>
<string name="undo">Soo celi</string>
<string name="refresh">Cusboonaysii</string>
<string name="filter">Kala shaandhee</string>
<string name="disabled">Xidhan</string>
<string name="yes">Haa</string>
<string name="users">Isticmaale</string>
<string name="videos_string">Muuqaalo</string>
<string name="all">Dhammaan</string>
<string name="watch_history_deleted">Kaydka wixii ladaawaday waa la tirtiray.</string>
<string name="delete_view_history_alert">Tirtir gabi ahaan kaydka wixii ladaawaday\?</string>
<string name="clear_views_history_summary">Wuxuu tirtiraa kaydka wixii la daaray iyo meelihii ay kuu marayeen</string>
<string name="clear_views_history_title">Nadiifi kaydka wixii ladaawaday</string>
<string name="clear_cookie_summary">Nadiifi kaydka uu NewPipe kaydiyo markaad xaliso reCAPTCHA</string>
<string name="export_data_summary">Dibadda u gudbi kaydka wixii la daawaday, rukunka, xulalka iyo fadhiga</string>
<string name="import_data_summary">Wuxuu badalaa kaydka waxaad daawatay, rukunka, xulalka iyo (hadaad doorato) fadhiga</string>
<string name="recaptcha_cookies_cleared">Kaydkii reCAPTCHA waa la nadiifiyay</string>
<string name="clear_cookie_title">Nadiifi kaydka reCAPTCHA</string>
<string name="export_data_title">Gudbi xog diyaarsan</string>
<string name="import_data_title">Soo gali xog kaydsan</string>
<string name="switch_to_main">U badal Sida Caadiga ah</string>
<string name="switch_to_popup">U baddal qaabka Daaqada</string>
<string name="switch_to_background">U Baddal Xaga Dambe</string>
<string name="toggle_orientation">Fur Qaabka (Jiif/Joog)</string>
<string name="unknown_content">[Garanwaa]</string>
<string name="hash_channel_name">Ogaysiiska badalida Muuqaalka</string>
<string name="hash_channel_description">Ogaysiisyada heerka uu marayo badalida muuqaalka</string>
<string name="app_update_notification_channel_description">Ogaysiisyada nooca cusub ee NewPipe</string>
<string name="app_update_notification_channel_name">Ogaysiiska Cusbonaysiinta app-ka</string>
<string name="notification_channel_description">Ogaysiisyada NewPipe markuu gadaal iyo xaga daaqada wax ka daarayo</string>
<string name="notification_channel_name">Ogaysiisyada NewPipe</string>
<string name="just_once">Markan uun</string>
<string name="always">Marwalba</string>
<string name="play_all">Wada Daar</string>
<string name="file_deleted">Shayga waa la saaray</string>
<string name="best_resolution">Tayada ugu fiican</string>
<string name="later">Hadhow</string>
<string name="events">Bandhigyo</string>
<string name="error_report_title">Warcelin khalad</string>
<string name="restricted_video">Muuqaalkan da\'da qofka ayuu ku xidhanyahay.
\n
\nKasoo fur \"%1$s\" xaga fadhiga hadaad rabto inaad aragto.</string>
<string name="youtube_restricted_mode_enabled_summary">YouTube-ku wuxuu leeyahay \"Qaabka Xadidan\" kaasoo qariya waxyaabo laga yaabo ineysa haboonayn</string>
<string name="youtube_restricted_mode_enabled_title">Fur Nidaamka \"Qaabka Xadidan\"</string>
<string name="show_age_restricted_content_summary">Soo bandhig waxyaabaha laga yaabo inaysa ku haboonayn caruurta sababtoo ah waxay ku xidhan yihiin da\'da qofka (sida 18+)</string>
<string name="show_age_restricted_content_title">Tus waxyaabaha da\'da ku xidhan</string>
<string name="content">Luuqada &amp; Fadhiga Kale</string>
<string name="popup_playing_append">Waxaa lagu horay daaqada</string>
<string name="background_player_append">Waxaa lagu horay xaga dambe</string>
<string name="popup_playing_toast">Ku daaraya daaqada</string>
<string name="background_player_playing_toast">Ka daaraya xaga dambe</string>
<string name="settings_category_notification_title">Ogaysiisyada</string>
<string name="settings_category_updates_title">Cusboonaysiinta</string>
<string name="settings_category_debug_title">Cilad bixinta</string>
<string name="settings_category_other_title">Waxyaabo Kale</string>
<string name="settings_category_appearance_title">Nashqada</string>
<string name="settings_category_popup_title">Daaqada</string>
<string name="settings_category_history_title">Wixii Hore &amp; kaydka K/G ah</string>
<string name="settings_category_video_audio_title">Muuqaalada &amp; Dhagaysiga</string>
<string name="settings_category_player_title">Daareha</string>
<string name="settings_category_player_behavior_title">Dabeecada</string>
<string name="peertube_instance_add_exists">Qaybtan horay ayay ujirtay</string>
<string name="peertube_instance_add_https_only">Kaliya waxaa la taageeraa tixraacyada HTTPS-ka ah</string>
<string name="peertube_instance_add_fail">Lama ansixin karo qaybtan</string>
<string name="peertube_instance_add_help">Gali tixraaca qaybta</string>
<string name="peertube_instance_add_title">Ku dar qayb</string>
<string name="peertube_instance_url_help">%s ka hel qaybaha aad jeceshahay</string>
<string name="peertube_instance_url_summary">Dooro qaybaha aad jeceshahay ee PeerTube-ka</string>
<string name="peertube_instance_url_title">Qaybaha PeerTube</string>
<string name="content_language_title">Luuqada Muuqaalka/Dhagaysiga</string>
<string name="service_title">Adeega</string>
<string name="default_content_country_title">Wadanka muuqaalada/dhagaysiga</string>
<string name="unsupported_url_dialog_message">Lama aqoonsan karo tixraacan. Ku fur app kale\?</string>
<string name="unsupported_url">Tixraac aan la furi karin</string>
<string name="show_hold_to_append_summary">Tus sharaxaada marka la riixayo batoonka xaga dambe ama midka daaqada ee ku yaala xaga \"Faahfaahinta:\" muuqaalka</string>
<string name="show_hold_to_append_title">Tus sharaxaada \"Farta ku hay si aad iskugu darto\"</string>
<string name="show_next_and_similar_title">Muuqaalada \'Ka xiga\' iyo \'Kuwa Lamidka ah\'</string>
<string name="autoplay_title">isdaarida</string>
<string name="download_dialog_title">Daji</string>
<string name="resume_on_audio_focus_gain_summary">Sii wad wixii daaraa marka la dhabqiyo kadib (tusaale marka wicitaan kusoo galo)</string>
<string name="resume_on_audio_focus_gain_title">Sii wad daaridda</string>
<string name="enable_watch_history_summary">La soco [oo kaydi] muuqaalada ladaawaday</string>
<string name="settings_category_clear_data_title">Tirtir Xogta</string>
<string name="enable_playback_state_lists_summary">Tus meelaha waxa daaran meeshuu marayo tilmaamaya ee xaga liistada</string>
<string name="enable_playback_state_lists_title">Meelaha ay marayeen (xaga liistada)</string>
<string name="enable_playback_resume_summary">Kasii wad meeshii hore</string>
<string name="enable_playback_resume_title">Sii wad wixii daarnaa</string>
<string name="enable_watch_history_title">Wixii la daawaday</string>
<string name="enable_search_history_summary">Ku kaydi wixii la raadiyay aalada</string>
<string name="enable_search_history_title">Wixii laraadiyay</string>
<string name="show_search_suggestions_summary">Tus soojeedino marka wax la raadinayo</string>
<string name="show_search_suggestions_title">Soojeedinada raadinta</string>
<string name="player_gesture_controls_summary">Isticmaal fartaada si aad umaamusho iftiinka iyo codka</string>
<string name="player_gesture_controls_title">Ku maamulista daareha fartaada</string>
<string name="brightness_gesture_control_summary">Isticmaal fartaada adigoo shaashada farta dhinac kaga jiidaya si aad u maamusho iftiinka</string>
<string name="brightness_gesture_control_title">Maamulista iftiinka (farta)</string>
<string name="volume_gesture_control_summary">Isticmaal fartaada adigoo shaashada farta dhinac kaga jiidaya si aad umaamusho codka</string>
<string name="volume_gesture_control_title">Maamulista codka (farta)</string>
<string name="auto_queue_toggle">Hormada-isutalisa</string>
<string name="auto_queue_summary">Sii wad dhamaystirka (mida aan isku celcelinin) hormada shidan ayadoo lagu sii darayo waxyaabo la xidhiidha shayga daaran</string>
<string name="auto_queue_title">Ku xiji hormada shayga xiga</string>
<string name="metadata_cache_wipe_complete_notice">Waa la tirtiray kaydkii K/G ahaa fahfaahinada yaryar</string>
<string name="metadata_cache_wipe_summary">Tirtir waxyaabaha K/G ah ee boga website-ka</string>
<string name="metadata_cache_wipe_title">Tirtir faahfaahinada yaryar</string>
<string name="thumbnail_cache_wipe_complete_notice">kaydkii kumeelgaadhka ahaa ee sawirka waa la tirtiray</string>
<string name="download_thumbnail_summary">Xidh si aad u joojiso soo bandhiga galka muuqaalada, adigoo yaraynaya isticmalka khadka iyo maskaxda aalada. Wax kabadalkan wuxuu nadiifin doonaa waxa kaydka hore iyo ka caadiga ah kumeelgaadh ahaan ugu jira.</string>
<string name="show_comments_summary">Xidh si aad u qariso faalooyinka</string>
<string name="show_comments_title">Tus faalooyinka</string>
<string name="download_thumbnail_title">Soo dhig galalka</string>
<string name="clear_queue_confirmation_description">Hormada daareha hadda wax shidaya waa la badali doonaa</string>
<string name="clear_queue_confirmation_summary">Kala badalka daareha waxay badali kartaa hormada</string>
<string name="clear_queue_confirmation_title">Waydii in la xaqiijiyo intaan hormada la tirtirin</string>
<string name="seek_duration_title">Wakhtiga horay udhaafinta/-dibucelinta</string>
<string name="use_inexact_seek_summary">Dhaaf-dhaafinta dagdaga ah ee waxa daaran, 100% sax wax uma dhaafiso waxayna u sahashaa muuqaal daareha inuu u dhaaf dhaafiyo si dagdag ah. Nidaamkan 5, 15 ama 25 ilbiriqsi wax looma dhaafin karo.</string>
<string name="black_theme_title">Mugdi</string>
<string name="light_theme_title">Caddaan</string>
<string name="play_audio">Dhagaysi</string>
<string name="notification_action_nothing">Waxba</string>
<string name="autoplay_by_calling_app_title">isdaarida</string>
<string name="screen_rotation">gaddinta</string>
<string name="search">Raadi</string>
<string name="download">Daji</string>
<string name="fragment_feed_title">Maxaa Cusub (Rukunka)</string>
<string name="stop">Jooji</string>
<string name="close">Ka bax</string>
<string name="grid">Shax</string>
<string name="minimize_on_exit_none_description">Waxba</string>
<string name="decline">Diid</string>
<string name="name">Magaca</string>
<string name="conferences">Shirarka</string>
<string name="feed_create_new_group_button_title">Mid Cusub</string>
<string name="auto">ismaamulaya</string>
<string name="playback_step">Talaabo</string>
<string name="mute">Aamusii</string>
<string name="selection">Calaamadin</string>
<string name="autoplay_summary">Daaridda si iskeed ah u bilow — %s</string>
<string name="feed_subscription_not_loaded_count">Lama soo kicinin: %d</string>
<string name="download_already_pending">Waxaa jirta dajin hormada ku jirta oo magacan leh</string>
<string name="max_retry_desc">Tirada dib iskugu dayida sixida soodajinta intaan la iska daynin dajinta</string>
<plurals name="feed_group_dialog_selection_count">
<item quantity="one">%d ayaa la calaamadiyay</item>
<item quantity="other">%d ayaa la calaamadiyay</item>
</plurals>
<string name="enqueue">Hormo</string>
<string name="recent">Ugu Dambeeyay</string>
<string name="settings_category_feed_title">Bandhiga</string>
<string name="error_http_no_content">Martigaliyahu wax masoo dirin</string>
<string name="label_code">Tirsi</string>
<string name="post_processing">Habaynaya</string>
<string name="list">Si taxan</string>
<string name="playback_tempo">Teembada</string>
<string name="enqueue_stream">Hormo gali</string>
<string name="local">Gudaha Aalada</string>
<string name="show_thumbnail_summary">U isticmaal galka xaga shaashada markay xidhantahay iyo xaga kore ee ogaysiisyada</string>
<string name="playlist_page_summary">Boga xulka</string>
<string name="show_thumbnail_title">Tus Galka</string>
<string name="video_detail_by">Sameeyay %s</string>
<string name="channel_created_by">Waxaa sameeyay %s</string>
<string name="detail_sub_channel_thumbnail_view_description">Waxa u saaran kanaalka</string>
<string name="content_not_supported">Shaygan wali NewPipe ma taageerin.
\n
\nMustaqbalka in la taageero ayaa la rajaynayaa.</string>
<string name="feed_use_dedicated_fetch_method_help_text">Sookicinta bandhigu aad miyuu u daahayaa\? Haday saas tahay, iskuday furashada qaabka dagdaga ah (waxaad ka badali kartaa xaga fadhiga ama adoo riixaya batoonka hoose).
\n
\nNewPipe wuxuu leeyahya laba qaab oo uu bandhiga usoo furo:
\n• Soo kicinta dhamaan rukunka kanaalka, taasoo ah mid culus laakiin dhamaystiran.
\n• Inuu isticmaalo adeeg hawshan loogu talagalay, taasoo ah mid dagdaga ah laakiin badanaa aan dhamaystirnayn.
\n
\nFarqiga labadan u dhexeeya ayaa ah in midka dagdaga ag uu la\'yahay xogta shayga qaar, sida intuu shaygu socdo ama nooca (mana kala garan karo muuqaalada tooska ah iyo kuwa caadiga ah) wuxuuna sidoo kale soodhigi karaa waxyaabo yar.
\n
\nYouTube waa tusaale adeegyada bixiya qaabka dagdaga ah xagooda bandhiga RSS -ka.
\n
\nSidaa darteed dookhu wuxuu ku xidhanyahay kolba kaad rabto: adeeg dagdag ag ama wax saxan oo dhamaystiran.</string>
<string name="feed_use_dedicated_fetch_method_disable_button">Xidh qaabka dagdaga</string>
<string name="feed_use_dedicated_fetch_method_enable_button">Fur qaabka dagdaga ah</string>
<string name="feed_use_dedicated_fetch_method_summary">Laga heli karo adeegyada qaar, inta badana wuu ka dagdag badanyahay laakiin wuu ka natiijooyin yar yahay badanaana xogtu ma dhamaystirna (tusaale intuu shaygu soconayo ma tusayo, nooca shayga sidoo kale, mana sheegayo inuu wuxu toos yahay).</string>
<string name="feed_use_dedicated_fetch_method_title">Kasoo qaado bandhig loogu talagalay marka la heli karo</string>
<string name="feed_update_threshold_option_always_update">Marwalba cusboonaysii</string>
<string name="feed_update_threshold_summary">Wakhtiga cusboonaysiinta udambaysa ee bandhiga, ka hor intaan rukunka laga sooqaadin mid duug ah — %s</string>
<string name="feed_update_threshold_title">Xadka cusboonaysiinta</string>
<string name="feed_group_show_only_ungrouped_subscriptions">Tus rukumada aan kooxaysnayn kaliya</string>
<string name="feed_group_dialog_delete_message">Ma rabtaa inaad kooxdan saarto\?</string>
<string name="feed_group_dialog_empty_name">Magac kooxeed madhan</string>
<string name="feed_group_dialog_empty_selection">Wax rukun ah lama dooran</string>
<string name="feed_group_dialog_select_subscriptions">Dooro rukumada</string>
<string name="feed_processing_message">Habaynaya bandhiga…</string>
<string name="feed_notification_loading">Sookicinaya bandhiga…</string>
<string name="feed_oldest_subscription_update">La cusboonaysiiyay: %s</string>
<string name="feed_groups_header_title">Kooxaha kanaalka</string>
<plurals name="days">
<item quantity="one">%d maalin</item>
<item quantity="other">%d maalmood</item>
</plurals>
<plurals name="hours">
<item quantity="one">%d saac</item>
<item quantity="other">%d saac</item>
</plurals>
<plurals name="minutes">
<item quantity="one">%d daqiiqo</item>
<item quantity="other">%d daqiiqo</item>
</plurals>
<plurals name="seconds">
<item quantity="one">%d ilbiriqsi</item>
<item quantity="other">%d ilbiriqsi</item>
</plurals>
<string name="new_seek_duration_toast">Ayadooy ugu wacantahay xayiraad xaga ExoPlayer-ka ah xadka dhaaf-dhaafinta waa %d ilbiriqsi</string>
<string name="remove_watched_popup_yes_and_partially_watched_videos">Haa, sidoo kale ku dar muuqaalada qayb laga daawaday</string>
<string name="remove_watched_popup_warning">Muuqaalada la daawaday kahor iyo kadib markii xulka lagu daray waa la saari doonaa.
\nMa hubtaa\? Arrinkan dib looma soocelin karo!</string>
<string name="remove_watched_popup_title">Saar muuqaalada la daawaday\?</string>
<string name="remove_watched">Saar kuwa la daawaday</string>
<string name="systems_language">Aaladu say tahay</string>
<string name="app_language_title">Luuqada App-ka</string>
<string name="choose_instance_prompt">Dooro qayb</string>
<string name="downloads_storage_use_saf_summary">\'Storage Access Framework\' loosoo gaabiyo SAF wuxuu suurto galiyaa in mimoriga wax lagu dajiyo.
\nAaladaha qaar kuma shaqeeyaan nidaamkan</string>
<string name="downloads_storage_use_saf_title">Isticmaal SAF</string>
<string name="downloads_storage_ask_summary_kitkat">Shay walba meesha lagu kaydin doono ayaa lagu waydiin.
\nDooro SAF hadaad rabto inaad wax ku dajiso mimoriga (SD-kaarka)</string>
<string name="downloads_storage_ask_summary">Shay walba meesha lagu kaydin doono ayaa lagu waydiin</string>
<string name="downloads_storage_ask_title">Waydii meesha lagu dajinayo</string>
<string name="pause_downloads">Qabo soodajimaha</string>
<string name="start_downloads">Bilow dajinta</string>
<string name="enable_queue_limit_desc">Hal soodajin ayaa markiiba socon</string>
<string name="enable_queue_limit">Xadid hormada dajinta</string>
<string name="pause_downloads_on_mobile_desc">Tani waxay muhiim tahay marka khadka la isticmaalayo midka SIM-ka loo badalo, inkastoo soodajimaha qaar aan la joojin karin</string>
<string name="pause_downloads_on_mobile">Qabo dajinta marka khad xadidan la isticmaalayo</string>
<string name="max_retry_msg">Xadka dib-isugudayida</string>
<string name="deleted_downloads">Waxaa la saaray %1$d shay</string>
<string name="delete_downloaded_files">Saar wixii lasoo dajiyay</string>
<string name="confirm_prompt">Ma waxaad rabtaa inaad nadiifiso kaydka wixii lasoo dajiyay (tani ma tirtirto wixii lasoo dajiyay) mise inaad saarto dhammaan wixii lasoo dajiyay\?</string>
<string name="clear_download_history">Nadiifi kaydka wixii la dajiyay</string>
<string name="error_download_resource_gone">Dajintan lama hagaajin karo</string>
<string name="error_timeout">Ku xidhidii ayaa wakhtigii ka dhacay</string>
<string name="error_progress_lost">Hawshii socotay way kala kacday, sababtoo ah shayga waa lala saaray</string>
<string name="error_insufficient_storage">Meel banaan oo wax lagu kaydiyo aalaada kuma hadhin</string>
<string name="error_postprocessing_stopped">NewPipe waxaa la xidhay asagoo fayl ka shaqaynaya</string>
<string name="error_postprocessing_failed">Habayntii way guuldareystay</string>
<string name="error_http_not_found">Lama helin</string>
<string name="error_http_unsupported_range">Martigaliyuhu ma aqbalo dajinta qaybaha badan leh, iskula day @string/msg_threads = 1</string>
<string name="error_connect_host">Kuma xidhi karo martigaliyaha</string>
<string name="error_unknown_host">Lama heli karo martigaliyaha</string>
<string name="error_ssl_exception">Lama samayn karo iskuxidh amni ah</string>
<string name="error_permission_denied">Ogolaanshihii waxaa diiday aalada</string>
<string name="error_path_creation">Galkii la rabay lama samayn karo</string>
<string name="error_file_creation">Faylka lama samayn karo</string>
<string name="show_error">Tus khaladka</string>
<string name="download_already_running">Waxaa jirta dajin socota oo magacan leh</string>
<string name="overwrite_failed">Faylka laguma badali karo</string>
<string name="overwrite_finished_warning">Shay horay loo soo dajiyay oo magacan leh ayaa jira</string>
<string name="minimize_on_exit_popup_description">U gudbi xaga daaqada</string>
<string name="minimize_on_exit_background_description">U gudbi xaga dambe</string>
<string name="minimize_on_exit_summary">Waxa la samayn doono marka app kale loo gudbayo ayadoo muuqaal caadi u daaran yahay — %s</string>
<string name="updates_setting_description">Ogaysiis soo bandhig doonaya inaad app-ka cusboonaysiiso marka mid cusub soo baxo</string>
<string name="limit_mobile_data_usage_title">Xadid tayada marka khadka SIM-ka la isticmaalayo</string>
<string name="accept">Aqbal</string>
<string name="start_accept_privacy_policy">Si loogu hogaansamo Maaraynta Xog Dhawrka Guud ee heer Yurub (GDPR), waxaan halkan kugu xusuusinaynaa siyaasada sirdhawrka NewPipe. Fadlan si taxadar leh u akhriso.
\nWaana inaad aqbashaa si [hadii aad damacdo] aad cilad app-ka ah warcelin nooga soo dirto.</string>
<string name="playback_pitch">Dheelitirka codka</string>
<string name="unhook_checkbox">Ka fur (sababi kara isbadal)</string>
<string name="import_network_expensive_warning">Hawlgalkan wuxuu noqon karaa mid khad badan isticmaala.
\n
\nMa rabtaa inaad sii wado\?</string>
<string name="import_soundcloud_instructions">Soogali meesha SoundCloud adoo ku qoraya tixraaca ama ID-gaaga:
\n
\n1. Fur nidaamka \"Desktop mode\" browser-kaaga dhexdiisa (sababtoo ah websitekan moobilada kuma shaqaynayo)
\n2. Booqo tixraacan %1$s
\n3. Gali akoonkaaga marka lagu waydiiyo
\n4. Koobiyee tixraaca boga ee lagugu xawilay.</string>
<string name="import_youtube_instructions">Soo gali rukumada YouTube-ka:
\n
\n1. Booqo tixraacan: %1$s
\n2. Gali akoonkaaga marka lagu waydiiyo
\n3. Kusii dhufo \"Xogtoo dhan kudar\", kadibna \"Ha calaamdin dhamaan\" kadibna dooro kaliya \"Rukunka\" oo \"OK\" dheh
\n4. Ku dhufo \"Talaabada xigta\" kadibna \"Samee gudbin\"
\n5. Ku dhufo batoonka \"Daji\" kadib markuu soo muuqdo
\n6. Zip-ka lasoo dajiyay kala furfur faylka .jason (badanaa wuxuu hoos tagaa \" \"YouTube and YouTube Music/subscriptions/subscriptions.json\") kadibna xagan soo gali.</string>
<string name="caption_setting_title">Qoraal-hooseed</string>
<string name="caption_auto_generated">isa-sameeyay</string>
<string name="resize_fit">La ekaysii</string>
<string name="popup_player">Daareha daaqada</string>
<string name="title_activity_history">Wixii Hore</string>
<string name="show_meta_info_summary">Halkan xidh si aad u qariso santuuqyada faahfaahinada yaryarka ah ee xogaha dheeraadka ah ee soosaaraha muuqaalka/dhagaysiga, waxa la daawanayo ama codsi raadin.</string>
<string name="show_meta_info_title">Faahfaahinta dheeraadka ah</string>
</resources>