Dhaafinta dagdaga ah Xusuusnow meeshii iyo cabirkii udambeeyay ee daaqada Xusuusnow fadhiga daaqada Madow Nashqada Nooca muuqaalka Nooca dhagaysiga Android-ka hakuu badalo midabka ogaysiiska galka waxa daaran asagoo kusalaynaya midabka galka shayga daaran (aaladahoo dhan looma wada heli karo nidaamkan) Midabbee ogaysiiska Soo Kicinaya isku qas Ku celi Ugu badnaan waxad dooran kartaa sadex shay iney ka muuqdaan ogaysiiska yar! Wax ka badal hawsha ogaysiiska hoose (mid walba) adigoo dushiisa ku dhufanaya. Dooro ilaa sadex kamida si ay uga muuqdaan ogaysiiska yar adigoo taabanaya santuuqa dhanka midigta ku yaala. Batoonka hawsha shanaad Batoonka hawsha afraad Batoonka hawsha sadexaad Batoonka hawsha labaad Batoonka hawsha koowaad La ekaysii galka muuqaalka xaga ogaysiisyada ka muuqda cabirka 1:1 ayadoo laga soo badalayo 16:9 (wuxuu keeni karaa shucaac) Galka la ekaysii cabirka 1:1 Soo bandhig istikhyaar ah in muuqaalka lagu furo xarunta madadaalada Kodi Soo dhig istikhyaarka \"Kufur Kodi\" Kushub app-ka maqan ee Kore\? Kufur Kodi Aaladaha qaar kaliya ayaa furi kara muuqaalada 2K/4K ga ah Tus tayooyinka muuqaalada ee kasii sareeya Tayada muuqaalka daaqada Tayada muuqaalka Wuxuu daaraa muuqaal marka NewPipe laga soo furo app kale Badal meelaha waxa lasoo dajiyo galaan si uu u hirgalo waxaad badashay Dooro meesha dhagaysiga lasoo dajiyo galaan Dooro meesha muuqaalada lasoo dajiyo galaan Dhagaysiyada lasoo dajiyay halkan ayaa lagu kaydiyaa Muuqaalada lasoo dajiyo halkan ayaa lagu kaydiyaa Meesha dhagaysiga lasoo dajiyo galaan Meesha muuqaalada lasoo dajiyo galaan Ku Dar Daaqad Xaga Dambe Dooro Daaqada Daaqad Cusub La Calaamadsaday Rukunka Guud Tus faahfaahinta Lama cusbooneysiin karo rukunka Lama badali karo rukunka Kanaalka waad iskajoojisay Iskajooji Rukunka Rukuntay Rukumo Qaabka Daaqada Isticmaal dhagaysi daare dibada ah Codka ayuu ka saaraa tayada muuqaalada qaar Isticmaal muuqaal daare dibada ah Dooro Browser-ka La Wadaag Kutusaya natiijooyinka: %s Ma waxaad ka waday \"%1$s\"\? Fadhiga Daji midka socda La Wadaag Kufur qaabka daaqada Kufur browser-ka Ka noqo Ku shub Wax fura lama helin shaygan. (waxaad Ku shuban kartaa VLC si aad u furto). %1$s ayaa la furay Wax fura lama helin shaygan. Ku shubo VLC\? Lasoo galiyay: %1$s Ku dhufo \"Raadi\" si aad u bilawdo \n Shay magacan leh ayaa horay ujiray Ku badal Usamee magac gaar ah %s dajin ayaa dhamaystirantay Dajintii way dhamaystirantay Dajintii ma guulaysan Hawshan waxaa diiday aalada Kasoo kabanaya la horay la qabtay Socda Dhamaystirmay Ku dhufo si aad u dajiso Nooc cusub oo NewPipe ah ayaa diyaar ah! Baddal Qaabka Qaabka soo bandhiga Marna WiFi-ga kaliya Yaree marka app kale loo gudbo Cusboonaysiinta Ha xadidin Sidii hore ku celi Horay u dhaafi meelaha aamusan Maamulista Xawaaraha ID-gaaga, soundcloud.com/yourid Rukunka lama gudbin karo Lama soo galin karo rukunka Gudbintii Hore Soo gali fayl Gudbinaya… Soo galinaya… U gudbi Kasoo Gali Soogali Soo gali/Dibada ugudbi Qoraaladii asal ahaan adeegyada la socday way ka muuqan doonaan waxyaabaha aad furanayso Soo bandhig wakhtigii asalka ahaa ee kasoo wareegay (shayga) Ku khasab warinta ka reebitaanada aan la fulin karin ee \'Rx\' ka ee dibada qayb ama wakhtiga hawsha kadib marka la iska dhaafo Wari khaladaadka wakhtigoodu dhacay Tus ciladaha kaydka Dabagalka cillada kaydka waxay sababi kartaa inuu app-ku istaago marka \'heap dump\' la samaynayo Wax kabadal cabirka xarfaha qoraal-hooseedka iyo midabkooda xaga dambe. App-ka waa in dib loo soo bilaabaa si ay u hirgasho. Soo dhawee Ku buuxi Ma jiro Qoraal-hooseed isa-sameeyay (soosaare lama helin) Xulka lama saari karo. Galkii xulka waa la badalay. La xulay Xulka waa la sameeyay Saar xulkan\? Ka saar calaamadsashada Calaamadso Xulka Ku Fadhiisi Galka Xulka Ka hadalsii Ku dar xul Magaca kabadal Saar Xul Cusub Sookicinaya shayga la codsaday Helaya xogta… Waydii marwalba Gadaal ku daare Muuqaal daareha Hawsha la doorbiday marka shay la furayo — %s Hawsha \'fur\' loo doorbiday Wax baa halkan kasoo muuqan doona goordhow ;D Xidh Khaanada Fur Khaanada Xaga daaqada ku daar Ka bilow daarista halkan Xaga dambe ku daar La horay Xaji si loo horo Fadhiga Dhagaysiga Faahfaahin Ka saar Daar hormada inta loogu jecelyahay Dhawaan Lasoo Galiyay Shiddan Cusub oo Shiddan 50ka Sare Bandhig Luuqadu waxay isbadali doontaa marka app-ka dib loo soo kiciyo. Faalooyinka lama soo dhigi karo Inaad sidoo kale fadhiga soo galiso ma rabtaa\? Tani waxay badali fadhiga siduu kuu yahay hadda. Digniin: Lama soowada galin karo faylashoo dhan. Shay ZIP ah oo sax ah majiro Lasoo Galiyay La Gudbiyay Dooro Bandhig Wax xul ah wali lama calaamadsanin Dooro xul Wax kanaal ah wali lama rukuman Dooro kanaal Boga Kanaalka Boga Bandhiga Boga Rukunka Bandhiga siduu ahaa Boga Bandhiga Bog Madhan Daaqadaha la soobandhigo boga guud Boga guud waxa ka muuqda Badanaa La Daawado U Dambeeyay ee La Daawaday Ma hubtaa inaad ka saari rabto wax walba kaydka wixii hore\? Ma rabtaa inaad ka saarto shaygan kaydka wixii la daawaday\? Ma rabtaa inaad ka saarto shaygan kaydka wixii la raadiyay\? Shayga waa la saaray Kaydka wixii hore waa la nadiifiyay Kaydka wixii hore wuu madhan yahay Wixii Hore Kaydinta wixii hore way xidhantahay La Daawaday La Raadiyay Akhri laysinka NewPipe waa barnaamij bilaash ah oon lahayn xuquuqda daabacaada: Waad isticmaali kartaa, waad wadaagi kartaa waadna hormarin kartaa hadaad rabto. Gaar ahaan waad sii daabici kartaa ama wax baad ka badali kartaa ayadoo la raacayo shuruudaha sharciga guud ee GNU sida ay soosaareen Ururka Barnaamijyada Bilaashka ah, soosaarista 3aad ee laysinka, ama (hadaad doonto) nooc walba oo kasii dambeeyay laysinkii 3aad. Siyaasada Sir-Dhawrka NewPipe Laysanka NewPipe Akhri siyaasada sir-dhawrka Mashruuca NewPipe sir dhawrkaaga aad ayuu u daneeyaa. Sidaas darteed, App-ku wax xogtaada ah ma uruuriyo fasax la\'aan. \nSiyaasada sir-dhawrka NewPipe ayaa si faahfaahsan u sharaxda wixii xog ah ee la diro lana kaydiyo markaad cilad farsamo wariso. Booqo website-ka NewPipe si aad xog intaas dheer iyo warar uhesho. Website-ka U fidi caawin NewPipe waxaa sameeyay dad iskood isku xilqaamay oo wakhtiga ay xorta yihiin qayb kamid ah ku kharash gareeya inay kuu keenaan wax markaad isticmaalayso aad ku qanacdo. U fidi taageero sameeyaasha appka si ay NewPipe xataa sidan oga sii fiicneeyaan. Ugu Deeq Xaga GitHub fur Hadaad hayso fikrado; rogid, qaab badal, nadiifin koodh, ama koodhka ood si wayn wax oga badashaa—caawinta marwalba waa lasoo dhawaynayaa. Waxbadan hadii la qabto waxbadan ayaa fiicnaan! Kusoo Kordhin App bilaash ah oo fudud looguna talagalay in aaladaha nidaamka Android-ka ku shaqeeya wax loogu daawado. Laysinada Dadka wax kusoo kordhiyay NewPipe Ku saabsan NewPipe Fur website-ka Laysanka lama soo kicin karo © %1$s sameeyay %2$s ayagoo raacaya %3$s Laysinada gacanta sadexaad Xog Fadhiga Ku saabsan NewPipe Shaygan app fura kuuguma jiro Xarfaha gaarka ah kuwa ugu badan Xarfaha iyo godadka Xarafka lagu badalayo Xarfaha aan la taageerin waxaa lagu badali midkan Xarafyada magaca shayga loo ogol yahay Soodajinta Dhameeyay Tijaabada reCAPTCHA ayaa la codsaday Taabo \"Dhameeyay\" markaad xaliso Tijaabada reCAPTCHA 1 shay ayaa la saaray. Ogolaanshahan ayaa loo baahan yahay si \nloogu furo qaabka daaqada Fadlan meesha wax lagu dajin doono hadhawto xaga fadhiga kasoo dooro Dhakada ayaa lagu qabtay Fadlan sug… Xisaabinaya badalka Faahfahinta kusii dhufo NewPipe wuu dajinayaa Tixraac khaldan ama khad baan jirin Shaygan horay ayuu ujiray Martigaliye aan la taageerin Khalad Qaybaha Magaca shayga Hagaag Hawl cusub Magaca kabadal Iska dhaaf Xaqiijiyaha Wada Saar Hal Xabo Saar Tirtir Samee Daar Qabo Bilow faalooyin ma jiraan %s muuqaal %s muuqaal muuqaalo ∞ 100+ muuqaal muuqaalo ma jiraan %s dhagayste %s dhagaystayaal Cidna ma dhagaysanayso %s ayaa daawanaya %s ayaa daawanaysa Cidna ma daawanayso %s ayaa la furay %s ayaa la furay Lama furin inta rukumatay lama heli karo %s ayaa rukuntay %s ayaa rukumatay Dad rukuntay ma jiraan Furo adeega, hada waxaa dooran: B K M U ogolow app-ka kaydka aaalada marka hore Markale isku day Dhagaysi Muuqaal Waa la sameeyay galka soodajinta ee \'%1$s\' Lama samayn karo galka soodajinta ee \'%1$s\' Farta ku jiid si aad ukala hormariso meel madhan natiijo lama helin Warka isticmaaleha Soowari khalad (Tijaabo ayuu kujiraa wali) Ku khasab in soodajinta la dhexmariyo Tor si aad sirtaada u ilaashato (Nidaamkan muuqaalada tooska ah looma heli karo hadda). intaan ka helin Isticmaal Tor inta ka heshay Sawirka u saaran soosaareha Daar muuqaalka, intuu socdo: Shayga:\\nCodsiga:\\nLuuqada Shayga:\\nWadanka Shayga:\\nLuuqada App-ka:\\nAdeega:\\nWakhtiga oo GMT ah:\\nXidhmada:\\nTirsiga App-ka:\\nTirsiga Nooca Barnaamijka: Galka muuqaal tusaha Faahfaahin: Faaladaada (oo Ingiriis ah): Waxa dhacay: Xogta: Wari Waan ka xunahay, waxbaa khaldamay. Fadlan hubi in arin ciladdan ka hadlaya horay loo wariyay. Marka wax horay u jiray la wariyo markale, wakhti ayaad naga qaadaysaa wakhtigaas oo aan cilada ku sixi la hayn. Ku wari xaga GitHub-ka Koobiyee warka oo diyaarsan Khaladkan email ahaan ku warceli Waan ka xunahay, sidaa inay dhacdo ma ahayn. U ogolow app-ka inuu dul fuulo applicationada kale Ma rabtaa inaad sidii hore ku celiso\? Dib ugu celi sidii hore Lama akhrin karo daaqadihii la kaydiyay, ...isticmaalaya kuwii app-ku kusoo baxay Wax la dajiyo lama heli karo Khalad ayaa ka dhacay: %1$s Magaca shayga ma madhnaan karo Shaygani ma jiro ama ogolaansho looma haysto in wax laga badalo ama la furo Shaygan/tixraaca shayga lama heli karo Galkan ma jiro Shaygan waa la guuriyay ama waa la tirtiray Wax la dhagaysto lama helin Muuqaalo la daawado lama helin Tixraac khaldan Daareyaasha dibada ah linkiyda noocan ah ma furaan Kasoo kabanaya khaladkii xaga daareha kadhacay Khalad xaga daareha ah oon la sixi karin ayaa dhacay Shaygan lama daari karo App-ka/UI-ga ayaa khalkhalay Sawirka lama soo kicin karo Wax la daawado lama heli karo Muuqaalada tooska ah wali lama taageerin Lama soo kicin karo meeshii soodajinta Shaygan lama heli karo Website-ka si buuxda looma furi karo Lama furi karo website-ka Lama badali karo sixiixa tixraaca muuqaalka Lama soo wada kicin karo galalkoo dhan khalad xaga khadka ah Ku dajinta kaydka dibadda (mimoriga) suurtogal ma aha. Dib u fadhiisi meesha wax lagu dajiyo\? Kaydka dibadda lama heli karo Khalad!! Caawin Wixii la raadiyay waa la tirtiray. Tirtir dhamaan wixii la raadiyay\? Wuxuu tirtiraa kaydka wixii lagu qoray xaga raadinta Meelihii ay marayeen waa la tirtiray. Tirtir wixii la raadiyay Tirtir dhamaan meelaha ay kuu marayeen\? Wuxuu tirtiraa meelihii ay kuu marayeen waxyaabaha aad furtay oo dhan Tirtir meelaha ay kuu marayaan waxa la daaray Fayl Dib-ucabiraya Nadiifi Fanaan Albumo Heeso Muusik Xul Xul Kanaalo Kanaal Soodajinta Soodajinta Toos Soo celi Cusboonaysii Kala shaandhee Xidhan Haa Isticmaale Muuqaalo Dhammaan Kaydka wixii ladaawaday waa la tirtiray. Tirtir gabi ahaan kaydka wixii ladaawaday\? Wuxuu tirtiraa kaydka wixii la daaray iyo meelihii ay kuu marayeen Nadiifi kaydka wixii ladaawaday Nadiifi kaydka uu NewPipe kaydiyo markaad xaliso reCAPTCHA Dibadda u gudbi kaydka wixii la daawaday, rukunka, xulalka iyo fadhiga Wuxuu badalaa kaydka waxaad daawatay, rukunka, xulalka iyo (hadaad doorato) fadhiga Kaydkii reCAPTCHA waa la nadiifiyay Nadiifi kaydka reCAPTCHA Gudbi xog diyaarsan Soo gali xog kaydsan U badal Sida Caadiga ah U baddal qaabka Daaqada U Baddal Xaga Dambe Fur Qaabka (Jiif/Joog) [Garanwaa] Ogaysiiska badalida Muuqaalka Ogaysiisyada heerka uu marayo badalida muuqaalka Ogaysiisyada nooca cusub ee NewPipe Ogaysiiska Cusbonaysiinta app-ka Ogaysiisyada NewPipe markuu gadaal iyo xaga daaqada wax ka daarayo Ogaysiisyada NewPipe Markan uun Marwalba Wada Daar Shayga waa la saaray Tayada ugu fiican Hadhow Bandhigyo Warcelin khalad Muuqaalkan da\'da qofka ayuu ku xidhanyahay. \n \nKasoo fur \"%1$s\" xaga fadhiga hadaad rabto inaad aragto. YouTube-ku wuxuu leeyahay \"Qaabka Xadidan\" kaasoo qariya waxyaabo laga yaabo ineysa haboonayn Fur Nidaamka \"Qaabka Xadidan\" Soo bandhig waxyaabaha laga yaabo inaysa ku haboonayn caruurta sababtoo ah waxay ku xidhan yihiin da\'da qofka (sida 18+) Tus waxyaabaha da\'da ku xidhan Luuqada & Fadhiga Kale Waxaa lagu horay daaqada Waxaa lagu horay xaga dambe Ku daaraya daaqada Ka daaraya xaga dambe Ogaysiisyada Cusboonaysiinta Cilad bixinta Waxyaabo Kale Nashqada Daaqada Wixii Hore & kaydka K/G ah Muuqaalada & Dhagaysiga Daareha Dabeecada Qaybtan horay ayay ujirtay Kaliya waxaa la taageeraa tixraacyada HTTPS-ka ah Lama ansixin karo qaybtan Gali tixraaca qaybta Ku dar qayb %s ka hel qaybaha aad jeceshahay Dooro qaybaha aad jeceshahay ee PeerTube-ka Qaybaha PeerTube Luuqada Muuqaalka/Dhagaysiga Adeega Wadanka muuqaalada/dhagaysiga Lama aqoonsan karo tixraacan. Ku fur app kale\? Tixraac aan la furi karin Tus sharaxaada marka la riixayo batoonka xaga dambe ama midka daaqada ee ku yaala xaga \"Faahfaahinta:\" muuqaalka Tus sharaxaada \"Farta ku hay si aad iskugu darto\" Muuqaalada \'Ka xiga\' iyo \'Kuwa Lamidka ah\' isdaarida Daji Sii wad wixii daaraa marka la dhabqiyo kadib (tusaale marka wicitaan kusoo galo) Sii wad daaridda La soco [oo kaydi] muuqaalada ladaawaday Tirtir Xogta Tus meelaha waxa daaran meeshuu marayo tilmaamaya ee xaga liistada Meelaha ay marayeen (xaga liistada) Kasii wad meeshii hore Sii wad wixii daarnaa Wixii la daawaday Ku kaydi wixii la raadiyay aalada Wixii laraadiyay Tus soojeedino marka wax la raadinayo Soojeedinada raadinta Isticmaal fartaada si aad umaamusho iftiinka iyo codka Ku maamulista daareha fartaada Isticmaal fartaada adigoo shaashada farta dhinac kaga jiidaya si aad u maamusho iftiinka Maamulista iftiinka (farta) Isticmaal fartaada adigoo shaashada farta dhinac kaga jiidaya si aad umaamusho codka Maamulista codka (farta) Hormada-isutalisa Sii wad dhamaystirka (mida aan isku celcelinin) hormada shidan ayadoo lagu sii darayo waxyaabo la xidhiidha shayga daaran Ku xiji hormada shayga xiga Waa la tirtiray kaydkii K/G ahaa fahfaahinada yaryar Tirtir waxyaabaha K/G ah ee boga website-ka Tirtir faahfaahinada yaryar kaydkii kumeelgaadhka ahaa ee sawirka waa la tirtiray Xidh si aad u joojiso soo bandhiga galka muuqaalada, adigoo yaraynaya isticmalka khadka iyo maskaxda aalada. Wax kabadalkan wuxuu nadiifin doonaa waxa kaydka hore iyo ka caadiga ah kumeelgaadh ahaan ugu jira. Xidh si aad u qariso faalooyinka Tus faalooyinka Soo dhig galalka Hormada daareha hadda wax shidaya waa la badali doonaa Kala badalka daareha waxay badali kartaa hormada Waydii in la xaqiijiyo intaan hormada la tirtirin Wakhtiga horay udhaafinta/-dibucelinta Dhaaf-dhaafinta dagdaga ah ee waxa daaran, 100% sax wax uma dhaafiso waxayna u sahashaa muuqaal daareha inuu u dhaaf dhaafiyo si dagdag ah. Nidaamkan 5, 15 ama 25 ilbiriqsi wax looma dhaafin karo. Mugdi Caddaan Dhagaysi Waxba isdaarida gaddinta Raadi Daji Maxaa Cusub (Rukunka) Jooji Ka bax Shax Waxba Diid Magaca Shirarka Mid Cusub ismaamulaya Talaabo Aamusii Calaamadin Daaridda si iskeed ah u bilow — %s Lama soo kicinin: %d Waxaa jirta dajin hormada ku jirta oo magacan leh Tirada dib iskugu dayida sixida soodajinta intaan la iska daynin dajinta %d ayaa la calaamadiyay %d ayaa la calaamadiyay Hormo Ugu Dambeeyay Bandhiga Martigaliyahu wax masoo dirin Tirsi Habaynaya Si taxan Teembada Hormo gali Gudaha Aalada U isticmaal galka xaga shaashada markay xidhantahay iyo xaga kore ee ogaysiisyada Boga xulka Tus Galka Sameeyay %s Waxaa sameeyay %s Waxa u saaran kanaalka Shaygan wali NewPipe ma taageerin. \n \nMustaqbalka in la taageero ayaa la rajaynayaa. Sookicinta bandhigu aad miyuu u daahayaa\? Haday saas tahay, iskuday furashada qaabka dagdaga ah (waxaad ka badali kartaa xaga fadhiga ama adoo riixaya batoonka hoose). \n \nNewPipe wuxuu leeyahya laba qaab oo uu bandhiga usoo furo: \n• Soo kicinta dhamaan rukunka kanaalka, taasoo ah mid culus laakiin dhamaystiran. \n• Inuu isticmaalo adeeg hawshan loogu talagalay, taasoo ah mid dagdaga ah laakiin badanaa aan dhamaystirnayn. \n \nFarqiga labadan u dhexeeya ayaa ah in midka dagdaga ag uu la\'yahay xogta shayga qaar, sida intuu shaygu socdo ama nooca (mana kala garan karo muuqaalada tooska ah iyo kuwa caadiga ah) wuxuuna sidoo kale soodhigi karaa waxyaabo yar. \n \nYouTube waa tusaale adeegyada bixiya qaabka dagdaga ah xagooda bandhiga RSS -ka. \n \nSidaa darteed dookhu wuxuu ku xidhanyahay kolba kaad rabto: adeeg dagdag ag ama wax saxan oo dhamaystiran. Xidh qaabka dagdaga Fur qaabka dagdaga ah Laga heli karo adeegyada qaar, inta badana wuu ka dagdag badanyahay laakiin wuu ka natiijooyin yar yahay badanaana xogtu ma dhamaystirna (tusaale intuu shaygu soconayo ma tusayo, nooca shayga sidoo kale, mana sheegayo inuu wuxu toos yahay). Kasoo qaado bandhig loogu talagalay marka la heli karo Marwalba cusboonaysii Wakhtiga cusboonaysiinta udambaysa ee bandhiga, ka hor intaan rukunka laga sooqaadin mid duug ah — %s Xadka cusboonaysiinta Tus rukumada aan kooxaysnayn kaliya Ma rabtaa inaad kooxdan saarto\? Magac kooxeed madhan Wax rukun ah lama dooran Dooro rukumada Habaynaya bandhiga… Sookicinaya bandhiga… La cusboonaysiiyay: %s Kooxaha kanaalka %d maalin %d maalmood %d saac %d saac %d daqiiqo %d daqiiqo %d ilbiriqsi %d ilbiriqsi Ayadooy ugu wacantahay xayiraad xaga ExoPlayer-ka ah xadka dhaaf-dhaafinta waa %d ilbiriqsi Haa, sidoo kale ku dar muuqaalada qayb laga daawaday Muuqaalada la daawaday kahor iyo kadib markii xulka lagu daray waa la saari doonaa. \nMa hubtaa\? Arrinkan dib looma soocelin karo! Saar muuqaalada la daawaday\? Saar kuwa la daawaday Aaladu say tahay Luuqada App-ka Dooro qayb \'Storage Access Framework\' loosoo gaabiyo SAF wuxuu suurto galiyaa in mimoriga wax lagu dajiyo. \nAaladaha qaar kuma shaqeeyaan nidaamkan Isticmaal SAF Shay walba meesha lagu kaydin doono ayaa lagu waydiin. \nDooro SAF hadaad rabto inaad wax ku dajiso mimoriga (SD-kaarka) Shay walba meesha lagu kaydin doono ayaa lagu waydiin Waydii meesha lagu dajinayo Qabo soodajimaha Bilow dajinta Hal soodajin ayaa markiiba socon Xadid hormada dajinta Tani waxay muhiim tahay marka khadka la isticmaalayo midka SIM-ka loo badalo, inkastoo soodajimaha qaar aan la joojin karin Qabo dajinta marka khad xadidan la isticmaalayo Xadka dib-isugudayida Waxaa la saaray %1$d shay Saar wixii lasoo dajiyay Ma waxaad rabtaa inaad nadiifiso kaydka wixii lasoo dajiyay (tani ma tirtirto wixii lasoo dajiyay) mise inaad saarto dhammaan wixii lasoo dajiyay\? Nadiifi kaydka wixii la dajiyay Dajintan lama hagaajin karo Ku xidhidii ayaa wakhtigii ka dhacay Hawshii socotay way kala kacday, sababtoo ah shayga waa lala saaray Meel banaan oo wax lagu kaydiyo aalaada kuma hadhin NewPipe waxaa la xidhay asagoo fayl ka shaqaynaya Habayntii way guuldareystay Lama helin Martigaliyuhu ma aqbalo dajinta qaybaha badan leh, iskula day @string/msg_threads = 1 Kuma xidhi karo martigaliyaha Lama heli karo martigaliyaha Lama samayn karo iskuxidh amni ah Ogolaanshihii waxaa diiday aalada Galkii la rabay lama samayn karo Faylka lama samayn karo Tus khaladka Waxaa jirta dajin socota oo magacan leh Faylka laguma badali karo Shay horay loo soo dajiyay oo magacan leh ayaa jira U gudbi xaga daaqada U gudbi xaga dambe Waxa la samayn doono marka app kale loo gudbayo ayadoo muuqaal caadi u daaran yahay — %s Ogaysiis soo bandhig doonaya inaad app-ka cusboonaysiiso marka mid cusub soo baxo Xadid tayada marka khadka SIM-ka la isticmaalayo Aqbal Si loogu hogaansamo Maaraynta Xog Dhawrka Guud ee heer Yurub (GDPR), waxaan halkan kugu xusuusinaynaa siyaasada sirdhawrka NewPipe. Fadlan si taxadar leh u akhriso. \nWaana inaad aqbashaa si [hadii aad damacdo] aad cilad app-ka ah warcelin nooga soo dirto. Dheelitirka codka Ka fur (sababi kara isbadal) Hawlgalkan wuxuu noqon karaa mid khad badan isticmaala. \n \nMa rabtaa inaad sii wado\? Soogali meesha SoundCloud adoo ku qoraya tixraaca ama ID-gaaga: \n \n1. Fur nidaamka \"Desktop mode\" browser-kaaga dhexdiisa (sababtoo ah websitekan moobilada kuma shaqaynayo) \n2. Booqo tixraacan %1$s \n3. Gali akoonkaaga marka lagu waydiiyo \n4. Koobiyee tixraaca boga ee lagugu xawilay. Soo gali rukumada YouTube-ka: \n \n1. Booqo tixraacan: %1$s \n2. Gali akoonkaaga marka lagu waydiiyo \n3. Kusii dhufo \"Xogtoo dhan kudar\", kadibna \"Ha calaamdin dhamaan\" kadibna dooro kaliya \"Rukunka\" oo \"OK\" dheh \n4. Ku dhufo \"Talaabada xigta\" kadibna \"Samee gudbin\" \n5. Ku dhufo batoonka \"Daji\" kadib markuu soo muuqdo \n6. Zip-ka lasoo dajiyay kala furfur faylka .jason (badanaa wuxuu hoos tagaa \" \"YouTube and YouTube Music/subscriptions/subscriptions.json\") kadibna xagan soo gali. Qoraal-hooseed isa-sameeyay La ekaysii Daareha daaqada Wixii Hore Halkan xidh si aad u qariso santuuqyada faahfaahinada yaryarka ah ee xogaha dheeraadka ah ee soosaaraha muuqaalka/dhagaysiga, waxa la daawanayo ama codsi raadin. Faahfaahinta dheeraadka ah