Dhaafinta dagdaga ah Xusuusnow meeshii iyo cabirkii udambeeyay ee daaqada Xusuusnow fadhiga daaqada Madow Nashqada Nooca muuqaalka Nooca dhagaysiga Androidka hakuu baddalo midabka ogaysiiska galka waxa daaran asagoo kusalaynaya midabka galka shayga daaran (aalladahoo dhan looma wada heli karo nidaamkan) Midabbee ogaysiiska Soo Kicinaya isku qas Ku celi Ugu badnaan waxad dooran kartaa sadex shay iney ka muuqdaan ogaysiiska yar! Wax ka baddal hawsha ogaysiiska adigoo dushooda ku dhufanaya. Dooro ilaa sadex kamida si ay uga muuqdaan ogaysiiska yar adigoo saxaya santuuqa dhanka midig kaga yaala Batoonka hawsha shanaad Batoonka hawsha afraad Batoonka hawsha sadexaad Batoonka hawsha labaad Batoonka hawsha koowaad La ekaysii galka muuqaalka xaga ogaysiisyada ka muuqda cabirka 1:1 ayadoo laga soo baddalayo 16:9 (wuxuu keeni karaa shucaac) Galka la ekaysii cabirka 1:1 Soo bandhig istikhyaar ah in muuqaalka lagu furo xarunta madadaalada Kodi Soodhig istikhyaarka \"Ku fur Kodi\" Kushub appka maqan ee Kore\? Ku fur Kodi Aalladaha qaar kaliya ayaa furi kara muuqaalada 2K/4K ga ah Tus tayooyinka kasii sareeeya Tayada muuqaalka daaqada Tayada muuqaalka Dooro khaanada dhagaysiga lasoo dajiyo Dooro khaanada muuqaalada lasoo dajiyo Dhagaysiyada lasoo dajiyay halkan ayaa lagu kaydiyaa Muuqaalada lasoo dajiyo halkan ayaa lagu kaydiyaa Khaanada dajinta dhagaysiga Khaanada dajinta muuqaalada Ku Dar Daaqad Xaga Dambe Dooro Daaqada La calaamadsaday Rukunka Faahfaahinta Lama cusbooneysiin karo rukunka Lama baddali karo rukunka Kanaalka waad iskajoojisay Iskajooji Rukunka Rukuntay Rukumo Isticmaal dhagaysi daare dibada ah Codka ayuu ka saaraa tayada muuqaalada qaar Isticmaal muuqaal daare dibada ah La wadaag Kutusaya natiijooyinka: %s Ma waxaad ka waday \"%1$s\"\? Fadhiga Daji midka socda La wadaag Ku fur qaabka daaqada Ku fur browserka Ka noqo Ku shub Wax fura lama helin shaygan. (waxaad Ku shuban kartaa VLC si aad u furto). Wax fura lama helin shaygan. Ku shubo VLC\? Lasoo galiyay: %1$s Ku dhufo waynaysada 🔍 si aad wax uraadiso. Shay magacan leh ayaa horay ujiray Ku badal Usamee magac gaar ah Dajintii ma guulaysan Hawshan waxaa diiday aalada kasoo kabanaya la horay la qabtay Socda Dhamaystirmay Ku dhufo si aad u dajiso Nooc cusub oo NewPipe ah ayaa diyaar ah! Qaabka soobandhigga Marna WiFi-ga kaliya Yaree marka app kale loo gudbo Cusboonaysiinta Ha xadidin Sidii hore kuceli Horay u dhaafi meelaha aamusan Maamulista Xawaaraha ID-gaaga, soundcloud.com/yourid Rukunka lama gudbin karo Lama soo galin karo rukunka Gudbin hore Soo gali fayl Gudbinaya… Soo galinaya… U gudbi Kasoo gali Soo gali Qoraaladii asal ahaan adeegyada la socday (wakhtigii kasoo wareegay) way ka muuqan doonaan waxyaabaha aad furanayso Tus wakhtigii asalka ahaa Ku khasab warinta ka reebitaanada aan la fulin karin ee \'Rx\' ka ee dibada qayb ama wakhtiga hawsha kadib marka la iska dhaafo Warinta khaladyada hore Tus ciladaha kaydka Dabagalka cillada kaydka waxay sababi kartaa inuu app-ku istaago marka \'heap dump\' la samaynayo Wax ka baddal cabirka xarfaha qoraal-hooseedka iyo midabkooda xaga dambe. Appka waa in dib loo soo bilaabaa si ay u hirgasho Soo dhawee Ku buuxi Qoraal-hooseed la\'aan isa-sameeyay (soosaare lama helin) Galkii xulka waa la baddalay. La xulay Xulka waa la sameeyay Saar xulkan\? Ka saar calaamadsashada Calaamadso Xulka Ku fadhiisi galka xulka Ka hadalsii Ku dar xul Magaca ka baddal Xul Cusub Soo kicinaya shayga la codsaday Helaya xogta… Waydii marwalba Gadaal ku daare Muuqaal daareha Hawsha la doorbiday marka shay la furayo — %s Hawsha \'fur\' loo doorbiday Xidh Khaanada Fur Khaanada Xaga daaqada ku daar Xaga dambe ku daar La horay Xaji si loo horo Fadhiga Dhagaysiga Faahfaahin Ka saar Daar hormada inta loogu jecelyahay Dhawaan Lasoo Galiyay Shiddan Cusub oo Shiddan 50ka Sare Luuqadu waxay isbaddali doontaa marka appka dib loo soo kiciyo Faallooyinka lama soo kicin karo Inaad sidoo kale fadhiga soo galiso ma rabtaa\? Tani waxay baddali fadhiga siduu kuu yahay hadda. Digniin: Lama soowada galin karo faylashoo dhan. Shay ZIP ah oo sax ah majiro Lasoogaliyay La Gudbiyay Dooro Bandhig Wax xul ah wali lama calaamadsanin Dooro xul Wax kanaal ah wali lama rukuman Dooro kanaal Boga Kanaalka Bandhigga siduu ahaa Bogga Bandhigga Bog Madhan Daaqadaha lasoobandhigo bogga guud Bogga guud Badanaa La Daawado U Dambeeyay ee La Daawaday Ma rabtaa inaad ka saarto shaygan kaydka wixii la raadiyay\? Wixii Hore Akhri laysinka NewPipe waa barnaamij bilaash ah oo aan lahayn xuquuqda daabacaada: Waad isticmaali kartaa, waad wadaagi kartaa waadna hormarin kartaa hadaad rabto. Gaar ahaan waad sii daabici kartaa ama wax baad ka baddali kartaa ayadoo la raacayo shuruudaha sharciga guud ee GNU sida ay soosaareen Ururka Barnaamijyada Bilaashka ah, soosaarista 3aad ee laysinka, ama (hadaad doonto) nooc walba oo kasii dambeeyay laysinkii 3aad. Siyaasada Sirdhawrka NewPipe Laysanka NewPipe Akhri siyaasada sirdhawrka Mashruuca NewPipe sir dhawrkaaga aad ayuu u qiimeeyaa. Sidaas darteed, App-ku wax xogtaada ah ma uruuriyo fasax la\'aan. \nSiyaasada sir-dhawrka NewPipe ayaa si faahfaahsan u sharaxda wixii xog ah ee la diro lana kaydiyo markaad cilad farsamo wariso. Booqo website-ka NewPipe si aad xog intaas dheer iyo warar uhesho. Website-ka U fidi caawin NewPipe waxaa sameeyay dad iskood isku xilqaamay oo wakhtiga ay xorta yihiin qayb kamid ah ku kharash gareeya inay kuu keenaan wax markaad isticmaalayso aad ku qanacdo. U fidi taageero sameeyaasha appka si ay NewPipe xataa sidan oga sii fiicneeyaan. Ugu Deeq Xaga GitHub fur Hadaad hayso fikrado; rogid, qaab baddal, nadiifin koodh, ama koodhka ood si wayn wax oga badashaa—caawinta marwalba waa lasoo dhawaynayaa. Waxbadan hadii la qabto waxbadan ayaa fiicnaan! Kusoo Kordhin App bilaash ah oo fudud looguna talagalay in Androidka wax loogu daawado. Laysimada Kusaabsan NewPipe © %1$s sameeyay %2$s ayagoo raacaya %3$s Laysimada gacanta sadexaad Kusaabsan NewPipe Shaygan app fura kuuguma jiro Xarfaha gaarka ah kuwa ugu badan Xarfaha iyo godadka Xarafka lagu baddalayo Xarfaha aan la taageerin waxaa lagu bdadali midkan Xarafyada magaca shayga loo ogol yahay Dajinta Dhameeyay Tijaabada reCAPTCHA ayaa la codsaday Taabo \"Dhameeyay\" ✅ markaad xaliso Tijaabada reCAPTCHA 1 shay ayaa la saaray. Ogolaanshahan ayaa loo baahan yahay si \nloogu furo qaabka daaqada Fadlan khaanada wax lagu dajin doono hadhawto xaga fadhiga kasoo dooro Dhakada ayaa lagu qabtay Fadlan sug… Xisaabinaya baddalka Faahfaahinta kusii dhufo NewPipe wuu dajinayaa Khalad Qaybaha Magaca shayga Hagaag Magaca ka baddal Iska dhaaf Xaqiijiyaha Tirtir Samee Qabo Bilow faallooyin ma jiraan %s muuqaal %s muuqaal muuqaalo ∞ 100+ muuqaal muuqaalo ma jiraan %s dhagayste %s dhagaystayaal Cidna ma dhagaysanayso %s ayaa daawanaya %s ayaa daawanaysa Cidna ma daawanayso %s ayaa lafuray %s ayaa lafuray Lama furin inta rukumatay lama heli karo %s ayaa rukuntay %s ayaa rukumatay Dad rukuntay ma jiraan Furo adeega, hada waxaa dooran: B K M ku celi Dhagaysi Muuqaal Farta ku jiid si aad ukala hormariso meel madhan natiijo lama helin intaan ka helin inta ka heshay Sawirka u saaran soosaareha Daar muuqaalka, intuu socdo: Shayga:\\nCodsiga:\\nLuuqada Shayga:\\nWadanka Shayga:\\nLuuqada Appka:\\nAdeega:\\nWakhtiga oo GMT ah:\\nXidhmada:\\nTirsiga Appka:\\nTirsiga Nooca Barnaamijka: Faahfaahin: Faalladaada (oo Ingiriis ah): Waxa dhacay: Xogta: Wari Waan ka xunahay, waxbaa khaldamay. Fadlan hubi in arin cilladdan ka hadlaya horay loo wariyay. Marka wax horay u jiray la wariyo markale, wakhti ayaad naga qaadaysaa wakhtigaas oo aan cilada ku sixi la hayn. Ku wari xaga GitHub-ka Koobiyee warka oo diyaarsan Khaladkan email ahaan ku warceli Waan ka xunahay, sidaa inay dhacdo ma ahayn. U ogolow appka inuu dul fuulo applicationada kale Ma rabtaa inaad sidii hore kuceliso\? Dib ugu celi sidii hore Lama akhrin karo daaqadihii la kaydiyay, …isticmaalaya kuwii app-ku kusoo baxay Wax la dajiyo lama heli karo Khalad ayaa ka dhacay: %1$s Magaca shayga ma madhnaan karo Shaygani ma jiro ama ogolaansho looma haysto in wax laga baddalo ama la furo Shaygan/tixraaca shayga lama heli karo khaanadan ma jirto Shaygan waa la guuriyay ama waa la tirtiray Wax la dhagaysto lama helin Muuqaalo la daawado lama helin Daareyaasha dibada ah linkiyda noocan ah ma furaan kasoo kabanaya khaladkii xaga daareha kadhacay khalad xaga daareha ah oon la sixi karin ayaa dhacay shaygan lama daari karo Appka/UI ga ayaa khalkhalay Lama soo kicin karo tusmada dajinta shaygan lama heli karo Lama furi karo website-ka Lama baddali karo sixiixa tixraaca muuqaalka Lama soo wada kicin karo galalkoo dhan khalad xaga khadka ah Ku dajinta kaydka dibadda (mimoriga) suurtogal ma aha. Dib u fadhiisi khaanada wax lagu dajiyo\? Kaydka dibadda lama heli karo Khalad Caawin Wixii la raadiyay waa la tirtiray Tirtir dhamaan wixii la raadiyay\? Wuxuu tirtiraa kaydka wixii lagu qoray xaga raadinta Meelihii ay marayeen waa la tirtiray Tirtir wixii la raadiyay Tirtir dhamaan meelaha ay kuu marayeen\? Wuxuu tirtiraa meelihii ay kuu marayeen waxyaabaha aad furtay oo dhan Tirtir meelaha ay marayaan Kaydka Nadiifi Fanaan Albumo Heeso Muusik Xul Kanaalo Dajinta Dajinta Toos Soo celi Xidhan Haa Isticmaale Muuqaalo Dhammaan Kaydka wixii ladaawaday waa la tirtiray Tirtir gabi ahaan kaydka wixii ladaawaday\? Wuxuu tirtiraa kaydka wixii la daaray iyo meelihii ay kuu marayeen Nadiifi kaydka wixii ladaawaday Nadiifi kaydka uu NewPipe kaydiyo markaad xaliso reCAPTCHA Dibadda u gudbi kaydka wixii la daawaday, rukunka, xulalka iyo fadhiga Wuxuu baddalaa kaydka waxaad daawatay, rukunka, xulalka iyo (hadaad doorato) fadhiga Kaydkii reCAPTCHA waa la nadiifiyay Nadiifi kaydka reCAPTCHA Gudbi xog diyaarsan Soo gali xog kaydsan U baddal Sida Caadiga ah U baddal qaabka Daaqada U Baddal Xaga Dambe [Garanwaa] Ogaysiiska baddalida Muuqaalka Ogaysiisyada heerka uu marayo baddalida muuqaalka Ogaysiisyada nooca cusub ee NewPipe Ogaysiiska Cusbonaysiinta appka Ogaysiisyada NewPipe markuu gadaal iyo xaga daaqada wax ka daarayo Ogaysiisyada NewPipe Markan uun Marwalba Wada Daar Waa la saaray Tayada ugu fiican Bandhigyo Warcelin khalad Muuqaalkan da\'da qofka ayuu ku xidhanyahay. \n \nKasoo fur \"%1$s\" xaga fadhiga hadaad rabto inaad aragto. YouTube-ku wuxuu leeyahay nidaamka \"Qaabka Xadidan\" kaasoo qariya waxyaabo laga yaabo ineysa haboonayn Fur \"Qaabka Xadidan\" Soo bandhig waxyaabaha laga yaabo inaysa ku haboonayn caruurta sababtoo ah waxay ku xidhan yihiin da\'da qofka (sida 18+) Tus waxyaabaha da\'da ku xidhan Luuqada & Fadhiga Kale Ku daaraya daaqada Ka daaraya xaga dambe Cusboonaysiinta Cilad bixinta Nashqada Wixii Hore & kaydka K/G ah Muuqaalada & Dhagaysiga Daareha Dabeecada Qaybtan horay ayay ujirtay Kaliya waxaa la taageeraa tixraacyada HTTPS-ka ah Lama ansixin karo qaybtan Gali tixraaca qaybta Ku dar qayb Ka hel qaybaha aad jeceshahay %s Dooro qaybaha aad jeceshahay ee PeerTube-ka Qaybaha PeerTube Luuqada muuqaalka/dhagaysiga Wadanka muuqaalada/dhagaysiga Lama aqoonsan karo tixraacan. Ku fur app kale\? Tixraac aan la furi karin Tus sharaxaada marka la riixayo batoonka xaga dambe ama midka daaqada ee ku yaala xaga \"Faahfaahinta:\" muuqaalka Tus sharaxaada \"Farta ku hay si aad iskugu darto\" Muuqaalada \'Xiga\' iyo \'La xidhiidha\' isdaarida Daji Sii wad wixii daaraa marka la dhabqiyo kadib (tusaale marka wicitaan kusoo galo) Sii wad daaridda La soco [oo kaydi] muuqaalada ladaawaday Tirtir Xogta Tus meelaha waxa daaran meeshuu marayo tilmaamaya ee xaga liistada Meelaha ay marayeen (xaga liistada) Kasii wad meeshii hore Sii wad daarrida Wixii la daawaday Ku kaydi wixii la raadiyay aallada Wixii laraadiyay Dooro soojeedinada lasoo bandhigo marka wax la raadinayo Soojeedinada raadinta Isticmaal fartaada adigoo shaashada farta dhinac kaga jiidaya si aad u maamusho iftiinka Maamulista iftiinka (farta) Isticmaal fartaada adigoo shaashada farta dhinac kaga jiidaya si aad umaamusho codka Maamulista codka (farta) Hormada isutalisa Sii wad dhamaystirka (mida aan isku celcelinin) hormada shidan ayadoo lagu sii darayo waxyaabo la xidhiidha shayga daaran Ku xiji hormada shayga xiga Waa la tirtiray kaydkii K/G ahaa fahfaahinada yaryar Tirtir waxyaabaha K/G ah ee boga website-ka Tirtir faahfaahinada yaryar kaydkii kumeelgaadhka ahaa ee sawirka waa la tirtiray Xidh si aad u joojiso soo bandhiga galka muuqaalada, adigoo yaraynaya isticmalka khadka iyo maskaxda aalada. Wax ka baddalkan wuxuu nadiifin doonaa waxa kaydka hore iyo ka caadiga ah kumeelgaadh ahaan ugu jira Xidh si aad uqariso faallooyinka Tus faallooyinka Soodhig galalka Hormada daareha hadda wax shidaya waa la baddali doonaa Kala baddalka daareha waxay badali kartaa hormada sidaas darteed waydii in la xaqiijiyo intaan hormada la tirtirin Xaqiijinta tirtirka hormada Wakhtiga horay udhaafinta/dibucelinta Mugdi Caddaan Dhagaysi Waxba Raadi Daji Maxaa Cusub (Rukunka) Jooji Ka bax Shax Waxba Diid Magaca Shirar Mid Cusub ismaamulaya Talaabo Aamusii Daaridda si iskeed ah u bilow — %s Lama soo kicinin: %d Waxaa jirta dajin hormada ku jirta oo magacan leh Tirada dib iskugu dayida sixida dajinta intaan la iska daynin %d ayaa la calaamadiyay %d ayaa la calaamadiyay Hormada gali Ugu Dambeeyay Bandhigga Martigaliyahu wax masoo dirin habaynaya Si taxan Teembada Hormo gali Gudaha U isticmaal galka xaga shaashada markay xidhantahay iyo xaga kore ee ogaysiisyada Boga xulka Soobandhig galka Sameeyay %s Waxaa sameeyay %s Waxa u saaran kanaalka Shaygan wali NewPipe ma taageerin. \n \nMustaqbalka in la taageero ayaa la rajaynayaa. Soo kicinta bandhiggu aad miyuu u daahayaa\? Haday saas tahay, iskuday furashada qaabka dagdaga ah (waxaad ka baddali kartaa xaga fadhiga ama adoo riixaya batoonka hoose). \n \nNewPipe wuxuu leeyahay laba qaab oo uu bandhiga usoo furo: \n• Soo kicinta dhamaan rukunka kanaalka, taasoo ah mid culus laakiin dhamaystiran. \n• Inuu isticmaalo adeeg hawshan loogu talagalay, taasoo ah mid dagdaga ah laakiin badanaa aan dhamaystirnayn. \n \nFarqiga labadan u dhexeeya ayaa ah in midka dagdaga ah uu la\'yahay xogta shayga qaar, sida intuu shaygu socdo ama nooca (mana kala garan karo muuqaalada tooska ah iyo kuwa caadiga ah) wuxuuna sidoo kale soodhigi karaa waxyaabo yar. \n \nYouTube waa tusaale adeegyada ku bixiya qaabka dagdaga ah xagooda bandhiga RSS -ka. \n \nSidaa darteed dookhu wuxuu ku xidhanyahay kolba kaad rabto: adeeg dagdag ah ama wax saxan oo dhamaystiran. Xidh qaabka dagdaga Fur qaabka dagdaga ah Laga heli karo adeegyada qaar, inta badana wuu ka dagdag badanyahay laakiin wuu ka natiijooyin yar yahay inta badana xogtu ma dhamaystirna (tusaale intuu shaygu soconayo ma tusayo, nooca shayga sidoo kale, mana sheegayo inuu muuqaalku toos yahay) Qaabka dagdaga ah Marwalba cusboonaysii Wakhtiga cusboonaysiinta udambaysa ee bandhigga, ka hor intaan rukunka laga sooqaadin mid duug ah — %s Xadka cusboonaysiinta Rukummada aan kooxaysnayn kaliya Ma rabtaa inaad kooxdan saarto\? Magac kooxeed madhan Wax rukun ah lama dooran Dooro rukummada Habaynaya bandhigga… Soo kicinaya bandhigga… La cusboonaysiiyay: %s Kooxaha kanaalka %d maalin %d maalmood %d saac %d saac %d daqiiqo %d daqiiqo %d ilbiriqsi %d ilbiriqsi Ayadooy ugu wacantahay xayiraad xaga ExoPlayer-ka ah xadka dhaaf-dhaafinta waa %d ilbiriqsi Haa, sidoo kale ku dar muuqaalada qayb laga daawaday Muuqaalada la daawaday kahor iyo kadib markii xulka lagu daray waa la saari doonaa. \nMa hubtaa\? Arrinkan dib looma soocelin karo! Saar muuqaalada la daawaday\? Saar kuwa la daawaday Aaladu saytahay Luuqada Appka Dooro qayb \'Storage Access Framework\' loosoo gaabiyo SAF wuxuu suurto galiyaa in mimoriga wax lagu dajiyo Maamulaha faylasha ee aallada (SAF) Shay walba meesha lagu kaydin doono ayaa lagu waydiin. \nSoo fur maamulaha faylasha aallada (SAF) hadaad rabto inaad ku dajiso mimoriga Waydii meesha lagu dajinayo Wada qabo dajinta Wada bilow dajinta Hal soodajin ayaa markiiba socon Xadid hormada dajinta Tani waxay muhiim tahay marka khadka la isticmaalayo midka SIM-ka loo baddalo ayadoo la qabanayo dajinta socota inkastooo soodajimaha qaar aan lajoojin karin Dhabqinta dajinta (khadka xadidan) Xadka dib-isugudayida Saar dajinta Ma waxaad rabtaa inaad nadiifiso kaydka wixii lasoo dajiyay (tani ma tirtirto wixii lasoo dajiyay) mise inaad saarto dhammaan wixii lasoo dajiyay\? Nadiifi dajinta Dajintan lama hagaajin karo Ku xidhidii ayaa wakhtigii ka dhacay Hawshii socotay way kala kacday, sababtoo ah shayga waa lala saaray Meel banaan oo wax lagu kaydiyo aalaada kuma hadhin NewPipe waxaa la xidhay asagoo fayl ka shaqaynaya Habayntii way guuldareystay Lama helin Martigaliyuhu ma aqbalo dajinta qaybaha badan leh, iskula day @string/msg_threads = 1 Kuma xidhi karo martigaliyaha Lama heli karo martigaliyaha Lama samayn karo iskuxidh amni ah khaanadii la rabay lama samayn karo Faylka lama samayn karo Tus khaladka Waxaa jirta dajin socota oo magacan leh Faylka laguma baddali karo Shay horay loo soo dajiyay oo magacan leh ayaa jira U gudbi xaga daaqada U gudbi xaga dambe Waxa la samayn doono marka app kale loo gudbayo ayadoo muuqaal caadi u daaran yahay — %s Ogaysiis soo bandhig doonaya inaad appka cusboonaysiiso marka mid cusub soo baxo Xadid tayada (khadka SIM-ka) Aqbal Si loogu hogaansamo Maaraynta Xog Dhawrka Guud ee heer Yurub (GDPR), waxaan halkan kugu xusuusinaynaa siyaasada sirdhawrka NewPipe. Fadlan si taxadar leh u akhriso. \nWaana inaad aqbashaa si [hadii aad damacdo] aad cilad appka ah warcelin nooga soo dirto. Dheelitirka codka Ka fur (sababi kara isdbadal) Hawlgalkan wuxuu noqon karaa mid khad badan isticmaala. \n \nMa rabtaa inaad sii wado\? Soogali meesha SoundCloud adoo ku qoraya tixraaca ama ID-gaaga: \n \n1. Fur nidaamka \"Desktop mode\" browser-kaaga dhexdiisa (sababtoo ah websitekan moobilada kuma shaqaynayo) \n2. Booqo tixraacan %1$s \n3. Gali akoonkaaga marka lagu waydiiyo \n4. Koobiyee tixraaca boga ee lagugu xawilay. Soo gali rukumada YouTube-ka: \n \n1. Booqo tixraacan: %1$s \n2. Gali akoonkaaga marka lagu waydiiyo \n3. Kusii dhufo \"Xogtoo dhan ku dar\", kadibna \"Ha calaamdin dhamaan\" kadibna dooro kaliya \"Rukunka\" oo \"OK\" dheh \n4. Ku dhufo \"Talaabada xigta\" kadibna \"Samee gudbin\" \n5. Ku dhufo batoonka \"Daji\" kadib markuu soo muuqdo \n6. Zip-ka lasoo dajiyay kala furfur faylka .jason (badanaa wuxuu hoos tagaa \" \"YouTube and YouTube Music/subscriptions/subscriptions.json\") kadibna xagan soo gali. Qoraal-hooseed isa-sameeyay La ekaysii Daareha daaqada Wixii Hore Halkan xidh si aad u qariso santuuqyada faahfaahinada yaryarka ah ee xogaha dheeraadka ah ee soosaaraha muuqaalka/dhagaysiga, waxa la daawanayo ama codsi raadin Faahfaahinta dheeraadka ah Cutubyada Faahfaahin La xidhiidha Faallooyin Xidh si aad u qariso faahfaahinta muuqaalka iyo xogaha dheeraadka ah Tus faahfaahinta Ku fur Wax app ah oo kuugu jira mafuri karo midkan Raadye Laguu sooxulay Shaygan waxaa loo heli karaa kaliya xubnaha bixiyay lacag, sidaa darteed NewPipe laguma daawan/dagsan karo. Muuqaalkan waxaa loo heli karaa kaliya xubnaha YouTube Music Premium, sidaa darteed NewPipe laguma daawan/dagsan karo. Shaygan waa khaas, sidaa darteed NewPipe laguma daawan karo lagumana dajin karo. Shaygan waa SoundCloud Go+, ama ugu yaraan wadankaaga ayuu ka yahay, sidaa darteed NewPipe laguma daawan/dagsan karo. Shaygan wadanka aad joogto looma heli karo. Khalkhali appka Xalli Muuqaalkan da\'da qofka ayuu ku xidhan yahay. \nAyadooy ugu wacantahay talaabooyin cusub oo YouTube uu ku qaaday muuqaalada da\'da ku xidhan, NewPipe ma furi karo muuqaalkan. Dajintii way bilaabatay Hoos ayaad ka dooran kartaa nashqada habaynkii ee aad door-biday Dooro nashqada habaynkii ee aad doorbiday — %s ismaamulaya (raacaya aallada) Nashqada Habaynka Faahfaahinta kanaalka Xidhan Furan Qaabka tablet-ka Fur websiteka Gudaha Gaar ah Aan liistada kujirin Lawada arko Tixraaca galka Martigaliye Taageero Luuqada Xadidka da\'da Gaar-ahaanshaha dhinaca muuqashada iyo fudayka isticmaalka ee shayga daaran Laysin Shaambadaha Qaybta Xidh caalamadinta qoraalka Fur caalamadinta qoraalka Hadda waad dooran kartaa qoraalka ku dhexjira faahfaahinta. Ogow markaad caalamdinayso qoraalka boggu wuu boodboodi karaa tixraacyadana waxay noqon karaan kuwo aan lagu dhufan karin. %s wuxuu sheegayaa sababtan: Akoonka waa lajoojiyay Tus kuwa ladaawaday Nidaamka dagdaga ah faahfaahin dheeraad ah uma hayo shaygan. Akoonka soosaaraha waa la joojiyay. \nNewPipe ma awoodi doono inuu soo kiciyo bandhiggan mustaqbalka. \nMa iska joojin rabtaa rukunka kanaalkan\? Lama soo kicin karo bandhigga: \'%s\'. Khalad ayaa ka dhacay sookicintii Laga bilaabo Android 10 kaliya waxaa la isticmaali \'SAF\' \'SAF\' kuma shaqeeyo Android KitKat iyo wixii ka hooseeya Dajin walba meeshii lagu kaydin lahaa ayaa lagu waydiin Iska xidh kala-leexinta muuqaalada/dhagaysiga hadaad lakulanto shaashad madow ama muuqaalka oo isistaaga Xidh kala-leexinta Wali lama fadhiisin khaanadii dajinta, dooro khaanada wax lagu dajin doono hadda Dhaaf-dhaafinta dagdaga ah ee waxa daaran, si buuxda oo sax ah wax uma dhaafiso balse waxay u sahashaa muuqaal daareha inuu u dhaaf dhaafiyo si dagdag ah. Nidaamkan 5, 15 ama 25 ilbiriqsi wax looma dhaafin karo Hatusin Tayo hoose (ka yar) Tayo sare (ka wayn) Tusmada dhaafdhaafinta Fallooyinka waa laxidhay Kahelay soosaaraha Waan daawaday Khalad ayaa ka dhacay Faahfaahinta Kanaalka Soo kicinaya faahfaahinta Kanaalka… Soo bandhig shaambado midabka Picasso leh sawirrada dushooda oo tilmaamaya isha laga keenay: guduud waa khadka, buluug waa kaydka gudaha, cagaar waa kaydka K/G Tus tilmaamayaasha sawirka Soojeedinada raadinta banaanka Soojeedinada raadinta gudaha