Dhaafinta dagdaga ah
Xusuusnow meeshii iyo cabirkii udambeeyay ee daaqada
Xusuusnow fadhiga daaqada
Madow
Nashqada
Nooca muuqaalka
Nooca dhagaysiga
Android-ka hakuu badalo midabka ogaysiiska galka waxa daaran asagoo kusalaynaya midabka galka shayga daaran (aaladahoo dhan looma wada heli karo nidaamkan)
Midabbee ogaysiiska
Soo Kicinaya
isku qas
Ku celi
Ugu badnaan waxad dooran kartaa sadex shay iney ka muuqdaan ogaysiiska yar!
Wax ka badal hawsha ogaysiiska adigoo dushooda ku dhufanaya. Dooro ilaa sadex kamida si ay uga muuqdaan ogaysiiska yar adigoo saxaya santuuqa dhanka midig kaga yaala.
Batoonka hawsha shanaad
Batoonka hawsha afraad
Batoonka hawsha sadexaad
Batoonka hawsha labaad
Batoonka hawsha koowaad
La ekaysii galka muuqaalka xaga ogaysiisyada ka muuqda cabirka 1:1 ayadoo laga soo badalayo 16:9 (wuxuu keeni karaa shucaac)
Galka la ekaysii cabirka 1:1
Soo bandhig istikhyaar ah in muuqaalka lagu furo xarunta madadaalada Kodi
Soodhig istikhyaarka \"Kufur Kodi\"
Kushub app-ka maqan ee Kore\?
Kufur Kodi
Aaladaha qaar kaliya ayaa furi kara muuqaalada 2K/4K ga ah
Tus tayooyinka kasii sareeeya
Tayada muuqaalka daaqada
Tayada muuqaalka
Wuxuu daaraa muuqaal marka NewPipe laga soo furo app kale
Badal khaanadaha waxa lasoo dajiyo si uu u hirgalo waxaad badashay
Dooro khaanada dhagaysiga lasoo dajiyo
Dooro khaanada muuqaalada lasoo dajiyo
Dhagaysiyada lasoo dajiyay halkan ayaa lagu kaydiyaa
Muuqaalada lasoo dajiyo halkan ayaa lagu kaydiyaa
Khaanada dhagaysiga lasoo dajiyo
Khaanada muuqaalada lasoo dajiyo
Ku Dar
Daaqad
Xaga Dambe
Dooro Daaqada
Daaqad Cusub
La calaamadsaday
Rukunka
Guud
Faahfaahinta
Lama cusbooneysiin karo rukunka
Lama badali karo rukunka
Kanaalka waad iskajoojisay
Iskajooji Rukunka
Rukuntay
Rukumo
Qaabka Daaqada
Isticmaal dhagaysi daare dibada ah
Codka ayuu ka saaraa tayada muuqaalada qaar
Isticmaal muuqaal daare dibada ah
Dooro browser-ka
La wadaag
Kutusaya natiijooyinka: %s
Ma waxaad ka waday \"%1$s\"\?
Fadhiga
Daji midka socda
La wadaag
Kufur qaabka daaqada
Kufur browser-ka
Ka noqo
Ku shub
Wax fura lama helin shaygan. (waxaad Ku shuban kartaa VLC si aad u furto).
%1$s ayaa lafuray
Wax fura lama helin shaygan. Ku shubo VLC\?
Lasoo galiyay: %1$s
Ku dhufo \"Raadi\" 🔍 si aad u bilowdo
Shay magacan leh ayaa horay ujiray
Ku badal
Usamee magac gaar ah
%s dajin ayaa dhamaystirantay
Dajintii way dhamaystirantay
Dajintii ma guulaysan
Hawshan waxaa diiday aalada
Kasoo kabanaya
la horay
la qabtay
Socda
Dhamaystirmay
Ku dhufo si aad u dajiso
Nooc cusub oo NewPipe ah ayaa diyaar ah!
Baddal Qaabka
Qaabka soobandhiga
Marna
WiFi-ga kaliya
Yaree marka app kale loo gudbo
Cusboonaysiinta
Ha xadidin
Sidii hore kuceli
Horay u dhaafi meelaha aamusan
Maamulista Xawaaraha
ID-gaaga, soundcloud.com/yourid
Rukunka lama gudbin karo
Lama soo galin karo rukunka
Gudbin hore
Soo gali fayl
Gudbinaya…
Soo galinaya…
U gudbi
Kasoo gali
Soo gali
Soo gali/Dibada ugudbi
Qoraaladii asal ahaan adeegyada la socday (wakhtigii kasoo wareegay) way ka muuqan doonaan waxyaabaha aad furanayso
Tus wakhtigii asalka ahaa
Ku khasab warinta ka reebitaanada aan la fulin karin ee \'Rx\' ka ee dibada qayb ama wakhtiga hawsha kadib marka la iska dhaafo
Warinta khaladyada hore
Tus ciladaha kaydka
Dabagalka cillada kaydka waxay sababi kartaa inuu app-ku istaago marka \'heap dump\' la samaynayo
Wax kabadal cabirka xarfaha qoraal-hooseedka iyo midabkooda xaga dambe. App-ka waa in dib loo soo bilaabaa si ay u hirgasho.
Soo dhawee
Ku buuxi
Qoraal-hooseed la\'aan
isa-sameeyay (soosaare lama helin)
Xulka lama saari karo.
Galkii xulka waa la badalay.
La xulay
Xulka waa la sameeyay
Saar xulkan\?
Ka saar calaamadsashada
Calaamadso Xulka
Ku fadhiisi galka xulka
Ka hadalsii
Ku dar xul
Magaca kabadal
Saar
Xul Cusub
Sookicinaya shayga la codsaday
Helaya xogta…
Waydii marwalba
Gadaal ku daare
Muuqaal daareha
Hawsha la doorbiday marka shay la furayo — %s
Hawsha \'fur\' loo doorbiday
Wax baa halkan kasoo muuqan doona goordhow ;D
Xidh Khaanada
Fur Khaanada
Xaga daaqada ku daar
Ka bilow daarista halkan
Xaga dambe ku daar
La horay
Xaji si loo horo
Fadhiga Dhagaysiga
Faahfaahin
Ka saar
Daar hormada
inta loogu jecelyahay
Dhawaan Lasoo Galiyay
Shiddan
Cusub oo Shiddan
50ka Sare
Bandhig
Luuqadu waxay isbadali doontaa marka app-ka dib loo soo kiciyo.
Faalooyinka lama soodhigi karo
Inaad sidoo kale fadhiga soo galiso ma rabtaa\?
Tani waxay badali fadhiga siduu kuu yahay hadda.
Digniin: Lama soowada galin karo faylashoo dhan.
Shay ZIP ah oo sax ah majiro
Lasoo Galiyay
La Gudbiyay
Dooro Bandhig
Wax xul ah wali lama calaamadsanin
Dooro xul
Wax kanaal ah wali lama rukuman
Dooro kanaal
Boga Kanaalka
Boga Bandhiga
Boga Rukunka
Bandhiga siduu ahaa
Boga Bandhiga
Bog Madhan
Daaqadaha la soobandhigo boga guud
Boga guud waxa ka muuqda
Badanaa La Daawado
U Dambeeyay ee La Daawaday
Ma hubtaa inaad ka saari rabto wax walba kaydka wixii hore\?
Ma rabtaa inaad ka saarto shaygan kaydka wixii la daawaday\?
Ma rabtaa inaad ka saarto shaygan kaydka wixii la raadiyay\?
Waa la saaray
Kaydka wixii hore waa la nadiifiyay
Kaydka wixii hore wuu madhan yahay
Wixii Hore
Kaydinta wixii hore way xidhantahay
La Daawaday
La Raadiyay
Akhri laysinka
NewPipe waa barnaamij bilaash ah oo aan lahayn xuquuqda daabacaada: Waad isticmaali kartaa, waad wadaagi kartaa waadna hormarin kartaa hadaad rabto. Gaar ahaan waad sii daabici kartaa ama wax baad ka badali kartaa ayadoo la raacayo shuruudaha sharciga guud ee GNU sida ay soosaareen Ururka Barnaamijyada Bilaashka ah, soosaarista 3aad ee laysinka, ama (hadaad doonto) nooc walba oo kasii dambeeyay laysinkii 3aad.
Siyaasada Sirdhawrka NewPipe
Laysanka NewPipe
Akhri siyaasada sirdhawrka
Mashruuca NewPipe sir dhawrkaaga aad ayuu u qiimeeyaa. Sidaas darteed, App-ku wax xogtaada ah ma uruuriyo fasax la\'aan.
\nSiyaasada sir-dhawrka NewPipe ayaa si faahfaahsan u sharaxda wixii xog ah ee la diro lana kaydiyo markaad cilad farsamo wariso.
Booqo website-ka NewPipe si aad xog intaas dheer iyo warar uhesho.
Website-ka
U fidi caawin
NewPipe waxaa sameeyay dad iskood isku xilqaamay oo wakhtiga ay xorta yihiin qayb kamid ah ku kharash gareeya inay kuu keenaan wax markaad isticmaalayso aad ku qanacdo. U fidi taageero sameeyaasha appka si ay NewPipe xataa sidan oga sii fiicneeyaan.
Ugu Deeq
Xaga GitHub fur
Hadaad hayso fikrado; rogid, qaab badal, nadiifin koodh, ama koodhka ood si wayn wax oga badashaa—caawinta marwalba waa lasoo dhawaynayaa. Waxbadan hadii la qabto waxbadan ayaa fiicnaan!
Kusoo Kordhin
App bilaash ah oo fudud looguna talagalay in Android-ka wax loogu daawado.
Laysimada
Dadka wax kusoo kordhiyay NewPipe
Kusaabsan NewPipe
Fur website-ka
Laysanka lama soo kicin karo
© %1$s sameeyay %2$s ayagoo raacaya %3$s
Laysimada gacanta sadexaad
Xog
Fadhiga
Kusaabsan NewPipe
Shaygan app fura kuuguma jiro
Xarfaha gaarka ah kuwa ugu badan
Xarfaha iyo godadka
Xarafka lagu badalayo
Xarfaha aan la taageerin waxaa lagu badali midkan
Xarafyada magaca shayga loo ogol yahay
Soodajinta
Dhameeyay
Tijaabada reCAPTCHA ayaa la codsaday
Taabo \"Dhameeyay\" ✅ markaad xaliso
Tijaabada reCAPTCHA
1 shay ayaa la saaray.
Ogolaanshahan ayaa loo baahan yahay si
\nloogu furo qaabka daaqada
Fadlan khaanada wax lagu dajin doono hadhawto xaga fadhiga kasoo dooro
Dhakada ayaa lagu qabtay
Fadlan sug…
Xisaabinaya badalka
Faahfaahinta kusii dhufo
NewPipe wuu dajinayaa
Tixraac khaldan ama khad baan jirin
Shaygan horay ayuu ujiray
Martigaliye aan la taageerin
Khalad
Qaybaha
Magaca shayga
Hagaag
Hawl cusub
Magaca kabadal
Iska dhaaf
Xaqiijiyaha
Wada Saar
Hal Xabo Saar
Tirtir
Samee
Daar
Qabo
Bilow
faalooyin ma jiraan
- %s muuqaal
- %s muuqaal
muuqaalo ∞
100+ muuqaal
muuqaalo ma jiraan
- %s dhagayste
- %s dhagaystayaal
Cidna ma dhagaysanayso
- %s ayaa daawanaya
- %s ayaa daawanaysa
Cidna ma daawanayso
- %s ayaa lafuray
- %s ayaa lafuray
Lama furin
inta rukumatay lama heli karo
- %s ayaa rukuntay
- %s ayaa rukumatay
Dad rukuntay ma jiraan
Furo adeega, hada waxaa dooran:
B
K
M
U ogolow app-ka kaydka aaalada marka hore
Kuceli
Dhagaysi
Muuqaal
Waa la sameeyay galka soodajinta ee \'%1$s\'
Lama samayn karo galka soodajinta ee \'%1$s\'
Farta ku jiid si aad ukala hormariso
meel madhan
natiijo lama helin
Warka isticmaaleha
Soowari khalad
(Tijaabo ayuu kujiraa wali) Ku khasab in soodajinta la dhexmariyo Tor si aad sirtaada u ilaashato (Nidaamkan muuqaalada tooska ah looma heli karo hadda).
intaan ka helin
Isticmaal Tor
inta ka heshay
Sawirka u saaran soosaareha
Daar muuqaalka, intuu socdo:
Shayga:\\nCodsiga:\\nLuuqada Shayga:\\nWadanka Shayga:\\nLuuqada App-ka:\\nAdeega:\\nWakhtiga oo GMT ah:\\nXidhmada:\\nTirsiga App-ka:\\nTirsiga Nooca Barnaamijka:
Galka muuqaal tusaha
Faahfaahin:
Faaladaada (oo Ingiriis ah):
Waxa dhacay:
Xogta:
Wari
Waan ka xunahay, waxbaa khaldamay.
Fadlan hubi in arin cilladdan ka hadlaya horay loo wariyay. Marka wax horay u jiray la wariyo markale, wakhti ayaad naga qaadaysaa wakhtigaas oo aan cilada ku sixi la hayn.
Ku wari xaga GitHub-ka
Koobiyee warka oo diyaarsan
Khaladkan email ahaan ku warceli
Waan ka xunahay, sidaa inay dhacdo ma ahayn.
U ogolow app-ka inuu dul fuulo applicationada kale
Ma rabtaa inaad sidii hore kuceliso\?
Dib ugu celi sidii hore
Lama akhrin karo daaqadihii la kaydiyay, ...isticmaalaya kuwii app-ku kusoo baxay
Wax la dajiyo lama heli karo
Khalad ayaa ka dhacay: %1$s
Magaca shayga ma madhnaan karo
Shaygani ma jiro ama ogolaansho looma haysto in wax laga badalo ama la furo
Shaygan/tixraaca shayga lama heli karo
khaanadan ma jirto
Shaygan waa la guuriyay ama waa la tirtiray
Wax la dhagaysto lama helin
Muuqaalo la daawado lama helin
Tixraac khaldan
Daareyaasha dibada ah linkiyda noocan ah ma furaan
Kasoo kabanaya khaladkii xaga daareha kadhacay
Khalad xaga daareha ah oon la sixi karin ayaa dhacay
Shaygan lama daari karo
App-ka/UI-ga ayaa khalkhalay
Sawirka lama soo kicin karo
Wax la daawado lama heli karo
Muuqaalada tooska ah wali lama taageerin
Lama soo kicin karo meeshii soodajinta
Shaygan lama heli karo
Website-ka si buuxda looma furi karo
Lama furi karo website-ka
Lama badali karo sixiixa tixraaca muuqaalka
Lama soo wada kicin karo galalkoo dhan
khalad xaga khadka ah
Ku dajinta kaydka dibadda (mimoriga) suurtogal ma aha. Dib u fadhiisi khaanada wax lagu dajiyo\?
Kaydka dibadda lama heli karo
Khalad
Caawin
Wixii la raadiyay waa la tirtiray.
Tirtir dhamaan wixii la raadiyay\?
Wuxuu tirtiraa kaydka wixii lagu qoray xaga raadinta
Meelihii ay marayeen waa la tirtiray.
Tirtir wixii la raadiyay
Tirtir dhamaan meelaha ay kuu marayeen\?
Wuxuu tirtiraa meelihii ay kuu marayeen waxyaabaha aad furtay oo dhan
Tirtir meelaha ay marayaan
Kaydka
Nadiifi
Fanaan
Albumo
Heeso
Muusik
Xul
Xul
Kanaalo
Kanaal
Soodajinta
Soodajinta
Toos
Soo celi
Cusboonaysii
Kala shaandhee
Xidhan
Haa
Isticmaale
Muuqaalo
Dhammaan
Kaydka wixii ladaawaday waa la tirtiray.
Tirtir gabi ahaan kaydka wixii ladaawaday\?
Wuxuu tirtiraa kaydka wixii la daaray iyo meelihii ay kuu marayeen
Nadiifi kaydka wixii ladaawaday
Nadiifi kaydka uu NewPipe kaydiyo markaad xaliso reCAPTCHA
Dibadda u gudbi kaydka wixii la daawaday, rukunka, xulalka iyo fadhiga
Wuxuu badalaa kaydka waxaad daawatay, rukunka, xulalka iyo (hadaad doorato) fadhiga
Kaydkii reCAPTCHA waa la nadiifiyay
Nadiifi kaydka reCAPTCHA
Gudbi xog diyaarsan
Soo gali xog kaydsan
U badal Sida Caadiga ah
U baddal qaabka Daaqada
U Baddal Xaga Dambe
Fur Qaabka (Jiif/Joog)
[Garanwaa]
Ogaysiiska badalida Muuqaalka
Ogaysiisyada heerka uu marayo badalida muuqaalka
Ogaysiisyada nooca cusub ee NewPipe
Ogaysiiska Cusbonaysiinta app-ka
Ogaysiisyada NewPipe markuu gadaal iyo xaga daaqada wax ka daarayo
Ogaysiisyada NewPipe
Markan uun
Marwalba
Wada Daar
Waa la saaray
Tayada ugu fiican
Hadhow
Bandhigyo
Warcelin khalad
Muuqaalkan da\'da qofka ayuu ku xidhanyahay.
\n
\nKasoo fur \"%1$s\" xaga fadhiga hadaad rabto inaad aragto.
YouTube-ku wuxuu leeyahay nidaamka \"Qaabka Xadidan\" kaasoo qariya waxyaabo laga yaabo ineysa haboonayn
Fur \"Qaabka Xadidan\"
Soo bandhig waxyaabaha laga yaabo inaysa ku haboonayn caruurta sababtoo ah waxay ku xidhan yihiin da\'da qofka (sida 18+)
Tus waxyaabaha da\'da ku xidhan
Luuqada & Fadhiga Kale
Waxaa lagu horay daaqada
Waxaa lagu horay xaga dambe
Ku daaraya daaqada
Ka daaraya xaga dambe
Ogaysiisyada
Cusboonaysiinta
Cilad bixinta
Waxyaabo Kale
Nashqada
Daaqada
Wixii Hore & kaydka K/G ah
Muuqaalada & Dhagaysiga
Daareha
Dabeecada
Qaybtan horay ayay ujirtay
Kaliya waxaa la taageeraa tixraacyada HTTPS-ka ah
Lama ansixin karo qaybtan
Gali tixraaca qaybta
Ku dar qayb
Ka hel qaybaha aad jeceshahay %s
Dooro qaybaha aad jeceshahay ee PeerTube-ka
Qaybaha PeerTube
Luuqada muuqaalka/dhagaysiga
Adeega
Wadanka muuqaalada/dhagaysiga
Lama aqoonsan karo tixraacan. Ku fur app kale\?
Tixraac aan la furi karin
Tus sharaxaada marka la riixayo batoonka xaga dambe ama midka daaqada ee ku yaala xaga \"Faahfaahinta:\" muuqaalka
Tus sharaxaada \"Farta ku hay si aad iskugu darto\"
Muuqaalada \'Ka xiga\' iyo \'Kuwa Lamidka ah\'
isdaarida
Daji
Sii wad wixii daaraa marka la dhabqiyo kadib (tusaale marka wicitaan kusoo galo)
Sii wad daaridda
La soco [oo kaydi] muuqaalada ladaawaday
Tirtir Xogta
Tus meelaha waxa daaran meeshuu marayo tilmaamaya ee xaga liistada
Meelaha ay marayeen (xaga liistada)
Kasii wad meeshii hore
Sii wad wixii daarnaa
Wixii la daawaday
Ku kaydi wixii la raadiyay aalada
Wixii laraadiyay
Tus soojeedino marka wax la raadinayo
Soojeedinada raadinta
Isticmaal fartaada si aad umaamusho iftiinka iyo codka
Ku maamulista daareha fartaada
Isticmaal fartaada adigoo shaashada farta dhinac kaga jiidaya si aad u maamusho iftiinka
Maamulista iftiinka (farta)
Isticmaal fartaada adigoo shaashada farta dhinac kaga jiidaya si aad umaamusho codka
Maamulista codka (farta)
Hormada isutalisa
Sii wad dhamaystirka (mida aan isku celcelinin) hormada shidan ayadoo lagu sii darayo waxyaabo la xidhiidha shayga daaran
Ku xiji hormada shayga xiga
Waa la tirtiray kaydkii K/G ahaa fahfaahinada yaryar
Tirtir waxyaabaha K/G ah ee boga website-ka
Tirtir faahfaahinada yaryar
kaydkii kumeelgaadhka ahaa ee sawirka waa la tirtiray
Xidh si aad u joojiso soo bandhiga galka muuqaalada, adigoo yaraynaya isticmalka khadka iyo maskaxda aalada. Wax kabadalkan wuxuu nadiifin doonaa waxa kaydka hore iyo ka caadiga ah kumeelgaadh ahaan ugu jira.
Xidh si aad u qariso faalooyinka
Tus faalooyinka
Soodhig galalka
Hormada daareha hadda wax shidaya waa la badali doonaa
Kala badalka daareha waxay badali kartaa hormada sidaas darteed waydii in la xaqiijiyo intaan hormada la tirtirin
Xaqiijinta tirtirka hormada
Wakhtiga horay udhaafinta/dibucelinta
Mugdi
Caddaan
Dhagaysi
Waxba
isdaarida
gaddinta
Raadi
Daji
Maxaa Cusub (Rukunka)
Jooji
Ka bax
Shax
Waxba
Diid
Magaca
Shirar
Mid Cusub
ismaamulaya
Talaabo
Aamusii
Calaamadin
Daaridda si iskeed ah u bilow — %s
Lama soo kicinin: %d
Waxaa jirta dajin hormada ku jirta oo magacan leh
Tirada dib iskugu dayida sixida soodajinta intaan la iska daynin dajinta
- %d ayaa la calaamadiyay
- %d ayaa la calaamadiyay
Hormada gali
Ugu Dambeeyay
Bandhiga
Martigaliyahu wax masoo dirin
Tirsi
Habaynaya
Si taxan
Teembada
Hormo gali
Gudaha
U isticmaal galka xaga shaashada markay xidhantahay iyo xaga kore ee ogaysiisyada
Boga xulka
Soobandhig galka
Sameeyay %s
Waxaa sameeyay %s
Waxa u saaran kanaalka
Shaygan wali NewPipe ma taageerin.
\n
\nMustaqbalka in la taageero ayaa la rajaynayaa.
Sookicinta bandhigu aad miyuu u daahayaa\? Haday saas tahay, iskuday furashada qaabka dagdaga ah (waxaad ka badali kartaa xaga fadhiga ama adoo riixaya batoonka hoose).
\n
\nNewPipe wuxuu leeyahay laba qaab oo uu bandhiga usoo furo:
\n• Soo kicinta dhamaan rukunka kanaalka, taasoo ah mid culus laakiin dhamaystiran.
\n• Inuu isticmaalo adeeg hawshan loogu talagalay, taasoo ah mid dagdaga ah laakiin badanaa aan dhamaystirnayn.
\n
\nFarqiga labadan u dhexeeya ayaa ah in midka dagdaga ah uu la\'yahay xogta shayga qaar, sida intuu shaygu socdo ama nooca (mana kala garan karo muuqaalada tooska ah iyo kuwa caadiga ah) wuxuuna sidoo kale soodhigi karaa waxyaabo yar.
\n
\nYouTube waa tusaale adeegyada ku bixiya qaabka dagdaga ah xagooda bandhiga RSS -ka.
\n
\nSidaa darteed dookhu wuxuu ku xidhanyahay kolba kaad rabto: adeeg dagdag ah ama wax saxan oo dhamaystiran.
Xidh qaabka dagdaga
Fur qaabka dagdaga ah
Laga heli karo adeegyada qaar, inta badana wuu ka dagdag badanyahay laakiin wuu ka natiijooyin yar yahay inta badana xogtu ma dhamaystirna (tusaale intuu shaygu soconayo ma tusayo, nooca shayga sidoo kale, mana sheegayo inuu muuqaalku toos yahay).
Qaabka dagdaga ah
Marwalba cusboonaysii
Wakhtiga cusboonaysiinta udambaysa ee bandhiga, ka hor intaan rukunka laga sooqaadin mid duug ah — %s
Xadka cusboonaysiinta
Rukumada aan kooxaysnayn kaliya
Ma rabtaa inaad kooxdan saarto\?
Magac kooxeed madhan
Wax rukun ah lama dooran
Dooro rukumada
Habaynaya bandhiga…
Sookicinaya bandhiga…
La cusboonaysiiyay: %s
Kooxaha kanaalka
- %d maalin
- %d maalmood
- %d saac
- %d saac
- %d daqiiqo
- %d daqiiqo
- %d ilbiriqsi
- %d ilbiriqsi
Ayadooy ugu wacantahay xayiraad xaga ExoPlayer-ka ah xadka dhaaf-dhaafinta waa %d ilbiriqsi
Haa, sidoo kale ku dar muuqaalada qayb laga daawaday
Muuqaalada la daawaday kahor iyo kadib markii xulka lagu daray waa la saari doonaa.
\nMa hubtaa\? Arrinkan dib looma soocelin karo!
Saar muuqaalada la daawaday\?
Saar kuwa la daawaday
Aaladu say tahay
Luuqada App-ka
Dooro qayb
\'Storage Access Framework\' loosoo gaabiyo SAF wuxuu suurto galiyaa in mimoriga wax lagu dajiyo.
\nAaladaha qaar kuma shaqeeyaan nidaamkan
Isticmaal SAF
Shay walba meesha lagu kaydin doono ayaa lagu waydiin.
\nDooro SAF hadaad rabto inaad wax ku dajiso mimoriga (SD-kaarka)
Shay walba meesha lagu kaydin doono ayaa lagu waydiin
Waydii meesha lagu dajinayo
Qabo soodajimaha
Bilow dajinta
Hal soodajin ayaa markiiba socon
Xadid hormada dajinta
Tani waxay muhiim tahay marka khadka la isticmaalayo midka SIM-ka loo badalo ayadoo la qabanayo dajinta socota inkastooo soodajimaha qaar aan lajoojin karin
Dhabqinta dajinta (khadka xadidan)
Xadka dib-isugudayida
Waxaa la saaray %1$d shay
Saar dajinta
Ma waxaad rabtaa inaad nadiifiso kaydka wixii lasoo dajiyay (tani ma tirtirto wixii lasoo dajiyay) mise inaad saarto dhammaan wixii lasoo dajiyay\?
Nadiifi dajinta
Dajintan lama hagaajin karo
Ku xidhidii ayaa wakhtigii ka dhacay
Hawshii socotay way kala kacday, sababtoo ah shayga waa lala saaray
Meel banaan oo wax lagu kaydiyo aalaada kuma hadhin
NewPipe waxaa la xidhay asagoo fayl ka shaqaynaya
Habayntii way guuldareystay
Lama helin
Martigaliyuhu ma aqbalo dajinta qaybaha badan leh, iskula day @string/msg_threads = 1
Kuma xidhi karo martigaliyaha
Lama heli karo martigaliyaha
Lama samayn karo iskuxidh amni ah
Ogolaanshihii waxaa diiday aalada
khaanadii la rabay lama samayn karo
Faylka lama samayn karo
Tus khaladka
Waxaa jirta dajin socota oo magacan leh
Faylka laguma badali karo
Shay horay loo soo dajiyay oo magacan leh ayaa jira
U gudbi xaga daaqada
U gudbi xaga dambe
Waxa la samayn doono marka app kale loo gudbayo ayadoo muuqaal caadi u daaran yahay — %s
Ogaysiis soo bandhig doonaya inaad app-ka cusboonaysiiso marka mid cusub soo baxo
Xadid tayada (khadka SIM-ka)
Aqbal
Si loogu hogaansamo Maaraynta Xog Dhawrka Guud ee heer Yurub (GDPR), waxaan halkan kugu xusuusinaynaa siyaasada sirdhawrka NewPipe. Fadlan si taxadar leh u akhriso.
\nWaana inaad aqbashaa si [hadii aad damacdo] aad cilad app-ka ah warcelin nooga soo dirto.
Dheelitirka codka
Ka fur (sababi kara isbadal)
Hawlgalkan wuxuu noqon karaa mid khad badan isticmaala.
\n
\nMa rabtaa inaad sii wado\?
Soogali meesha SoundCloud adoo ku qoraya tixraaca ama ID-gaaga:
\n
\n1. Fur nidaamka \"Desktop mode\" browser-kaaga dhexdiisa (sababtoo ah websitekan moobilada kuma shaqaynayo)
\n2. Booqo tixraacan %1$s
\n3. Gali akoonkaaga marka lagu waydiiyo
\n4. Koobiyee tixraaca boga ee lagugu xawilay.
Soo gali rukumada YouTube-ka:
\n
\n1. Booqo tixraacan: %1$s
\n2. Gali akoonkaaga marka lagu waydiiyo
\n3. Kusii dhufo \"Xogtoo dhan kudar\", kadibna \"Ha calaamdin dhamaan\" kadibna dooro kaliya \"Rukunka\" oo \"OK\" dheh
\n4. Ku dhufo \"Talaabada xigta\" kadibna \"Samee gudbin\"
\n5. Ku dhufo batoonka \"Daji\" kadib markuu soo muuqdo
\n6. Zip-ka lasoo dajiyay kala furfur faylka .jason (badanaa wuxuu hoos tagaa \" \"YouTube and YouTube Music/subscriptions/subscriptions.json\") kadibna xagan soo gali.
Qoraal-hooseed
isa-sameeyay
La ekaysii
Daareha daaqada
Wixii Hore
Halkan xidh si aad u qariso santuuqyada faahfaahinada yaryarka ah ee xogaha dheeraadka ah ee soosaaraha muuqaalka/dhagaysiga, waxa la daawanayo ama codsi raadin.
Faahfaahinta dheeraadka ah
Cutubyada
Faahfaahin
La xidhiidha
Faallooyin
Xidh si aad u qariso faahfaahinta muuqaalka iyo xogaha dheeraadka ah
Tus faahfaahinta
Ku fur
Wax app ah oo kuugu jira mafuri karo midkan
Raadye
Laguu sooxulay
Shaygan waxaa loo heli karaa kaliya xubnaha bixiyay lacag, sidaa darteed NewPipe laguma daawan/dagsan karo.
Muuqaalkan waxaa loo heli karaa kaliya xubnaha YouTube Music Premium, sidaa darteed NewPipe laguma daawan/dagsan karo.
Shaygan waa khaas, sidaa darteed NewPipe laguma daawan karo lagumana dajin karo.
Shaygan waa SoundCloud Go+, ama ugu yaraan wadankaaga ayuu ka yahay, sidaa darteed NewPipe laguma daawan/dagsan karo.
Shaygan wadanka aad joogto looma heli karo.
Khalkhali app-ka
Xalli
Muuqaalkan da\'da qofka ayuu ku xidhan yahay.
\nAyadooy ugu wacantahay talaabooyin cusub oo YouTube uu ku qaaday muuqaalada da\'da ku xidhan, NewPipe ma furi karo muuqaalkan.
Dajintii way bilaabatay
Hoos ayaad ka dooran kartaa nashqada habaynkii ee aad door-biday
Dooro nashqada habaynkii ee aad doorbiday — %s
ismaamulaya (raacaya aalada)
Nashqada Habaynka
Faahfaahinta kanaalka